Waa maxay cuntada tayada leh

What is a good food for a healthy body?

Waa maxay cuntada tayada leh

Cuntada marka ay tahay mid kala duwan ayay leedahay tayo jirka wax u tari karta iyo vitamiino isku dheellitiran.
Laakin qofka marka uu cunayo haal nooc cuntada ka mid ah waxaa laga yaabaa jirkiisa inuu waayo vitamiinada qaar.
Waxaa habboon qofka inuu ka dhigo mid kala duwan cuntadiisa.
waxaan aad u fiican inuu cundo qudaarta waayo qudaarta waa cunto jirka ka nadiifisa sunta soo gasha.

Waa maxay cuntada tayada leh
Waa maxay cuntada tayada leh

marka caafimaadka laga helayo cuntada isku dheellitiran waa mid ka fiican kan laga helayo cuntada halka nooc ah.
Bariiska iyo hilibka mararka qaarkooda waxaa habboon in lagu baddalo kalluun iyo soor ama qudaar ama muufo iwm.
sidoo kale digaag iyiohilbaha kala duwan hilib ari hilib ide hilib lo’ hilib geel. cuntada cayilka kordhiso oo qofka jirkiisa ku naaxo waxay qofka u keenaysaa markuu iska badiyo jirrooyin fara badan.

Waa maxay cuntada tayada leh
Waa maxay cuntada tayada leh

When food is different, it has a quality that can benefit the body and balanced vitamins.
However, when a person eats some food, their body may lose some vitamins.
It is advisable for the person to make their diet different.
It is very good to eat vegetables because vegetables are food that cleanses the body from the toxins that come in.
When healthy, a balanced diet is better than a food of one kind.
Sometimes rice and meat should be replaced by fish and vegetables or vegetables or mushrooms etc.
Also chicken iyiohilbaha various meat goat meat meat ide beef camel meat. The food that increases obesity and the person’s body causes the person to develop many diseases.

Hilibka dhaylada iyo caafimaadka iyo awoodda jirka

 

Faa’idada laga helo iyo tayada uu leeyahay hilibka idaha

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More