Urka cagaha maxaa keeno maxaana lagu daaweeyaa

Urka cagaha maxaa keeno maxaana lagu daaweeyaa

Bad smell of the feet, causes and treatment

Sida la og yahay dad badan ayaa ka sheegta urka ama shiirka cagaha oo aan loo adkaysan karin waxaa keeno sababo badan waxaa ugu muhimsan sababaha soo socda:

Urka cagaha maxaa keeno maxaana lagu daaweeyaa
Urka cagaha maxaa keeno maxaana lagu daaweeyaa

1- Dhididka xadka ka baxsan, waa xaalad jirka soo daayo dhidid badan marka qofka uu wax yar socdo ama shaqo qabto, dhididka badan wuxuu u badan yahay dumarka uurka leh iyo dadka soo qaangaaraya taasna sababa waxaa u ah hormuunka oo isbaddalaya, iyo dhididka ku haraya maqaarka, dhididka maqaarka ku jiro oo aan soo bixin wuxuu keenayaa bakteeriya ur badan oo keeni karta urka cagaha iyo meelo badan jirka ka mid ah

2- waxaa kaloo keenaya dhididka uraya kabaha ka sameysan maqaar aan dabiici ahayn, mararka qaarkooda maqaarka laga sameeyo kabaha waxaa ku jiro waxyaalo aan ahayn maqaar, oo lagu dhex darayo maqaarka kabaha laga sameeyo, sideoo kale sigsaanta aan ka sameysnayn waxyaalo fiican oo dabiici ah, marka qofka ku dhidido waxay keenayaan ur aad u daran, urkaas waxaa keenaya falgalka bagteeriyada ay la falgalayso dhididka iyo sigsaanta ama maqaarka, sigsaanta ka sameysan goodka dabiiciga ah dhididka ayay dhuuqaan marka qofka ma dareemayo wax ur ah.

waxaa lagaga badbaadi karaa in qofka xirto sigsaan oo dabiici ah, sidoo kale kabo leh nafis oo aan ahayn cub, sidoo kale inuu iska baddalo maalin kaste sigsaanta uu xiranayo

3- waxaa kaloo keenaya urka kabada ama sigsaanta nadaafad darada, qofka waxaa laga rabaa inuu nadaafadda ku dadaalo, cagaha inuu iska nadiifiyo, qofka muslinka arrintaas way u fududahay maxaayeelay shan jeer ayuu weysaysan karaa.
4- waxaa kaloo keeni kara urka lugaha ama cagaha walwalka qaarkii sidoo kale doowyinka qaarkooda ama isbaddalada hormuunka jirka.
si kaste ahaatee qofka hadduu raaco qaabkan lasoo sheegay wuuu ka adkaan karaa urka lugaha ama shiirka qurmuun ee ka dhasha kabaha

Urka cagaha maxaa keeno
Urka cagaha maxaa keeno

Daawada shiirka jirro miyay keentaa

1- Off-limits sweating, it is a condition in which the body releases a lot of sweat when the person is walking a little or has a job, the more sweating is more common in pregnant women and adults and this is due to the hormones changing, and the rest of the sweat in the skin, the sweat in the skin that does not come out causes a bacteria that smells more and can cause the smell of the feet and many parts of the body
2- It is also caused by the sweat that smells of shoes made of unnatural skin, sometimes the skin that is made of shoes contains things other than leather, mixed with the skin of the shoes, as well as the smell that is not made of good natural things, when the person sweats on them they cause a very strong odor, this odor is caused by the reaction of bacteria that interact with sweating and sterility or skin, The sigs made of natural good sweats when the person does not feel any smell.
It can be saved by wearing a natural slipper, as well as shoes with a breath that is not a cub, as well as changing the wearer every day.
3- It is also caused by the smell of the fire or the smell of uncleanness, the person is required to take care of the hygiene, the feet to clean themselves, it is easier for the Muslim person because he can wash five times.
4- It can also be caused by the smell of the legs or feet of some anxiety as well as certain organs or changes in the body’s development.
however, if a person follows the claimed procedure, they can overcome the smell of the legs or the dust caused by the shoes.

 

وأما شرائط التطهير بالماء فمنها العدد في نجاسة غير مرئية عندنا، والجملة في ذلك أن النجاسة نوعان: حقيقية، وحكمية، ولا خلاف في أن النجاسة الحكمية – وهي الحدث والجناية – تزول بالغسل مرة واحدة، ولا يشترط فيها العدد.
وأما النجاسة الحقيقية فإن كانت غير مرئية، كالبول ونحوه، ذكر في ظاهر الرواية أنه لا تطهر إلا بالغسل ثلاثا، وعند الشافعي تطهر بالغسل مرة واحدة اعتبارا بالحدث، إلا في ولوغ الكلب في الإناء، فإنه لا يطهر إلا بالغسل سبعا إحداهن بالتراب بالحديث، وهو قول النبي – صلى الله عليه وسلم -: أنه قال: «إذا ولغ الكلب في إناء أحدكم فليغسله سبعا إحداهن بالتراب» .
(ولنا) ما روي عن النبي – صلى الله عليه وسلم – أنه قال: «يغسل الإناء من ولوغ الكلب ثلاثا» فقد أمر بالغسل ثلاثا، وإن كان ذلك غير مرئي وما رواه الشافعي فذلك عندما كان في ابتداء الإسلام؛ لقلع عادة الناس في الإلف بالكلاب، كما أمر بكسر الدنان ونهى عن الشرب في ظروف الخمر حين حرمت الخمر، فلما تركوا العادة أزال ذلك كما في الخمر، دل عليه ما روي في بعض الروايات: «فليغسله سبعا أولاهن بالتراب، أو أخراهن بالتراب» وفي بعضها: «وعفروا الثامنة بالتراب» وذلك غير واجب بالإجماع

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More