Tawbada iyo waswaaska salaadda iyo dambiga
Su’aasha:
Asc, waxan donayaa wll inaan ogaaado waswaska aya igu badan alle markasta waxan waydistaa danbi dhaaf. waswaskan waa mid aan necbahay marwalba waxanaan jecelay inay iska tagaan.. ugu danbayn suashaydu waxa weeye wlloyaal hadee aad aduu salada ku jira waswas ku galo. Hadee aad ku dhaqantay iyo hadee anaad ku dhaqmin ba labada tawbada ma u sameen kartaa. Hadee aad ku dhaqantay haa waan ogahay taa lkn hadee anaad ku dhaqmin ilayn shaydan baa ku waswasiye still tawbah ma sameen karta mise waa danbi?.
