Tarantulas English to Somali iyo qaamuus ingiriis Carabi

Tarantulas English to Somali iyo qaamuus ingiriis Carabi

Tarantulas English to Somali  Qaamuus carabi soomaali iyo qaamuus carabi english.

Barashada afka English marka aad rabto inaad meel sare ka gaarto waxaa la xifdiyaa ereyada isu dhow qoraal ahaan, taasna waxaa lagu dabaqi karaa af kaste sida af soomaliga iyo af carabiga iyo ingiriiska.

Halkaan waxaad ka arkaysaa tusaalooyin badan oo la xiriira Tarantulas English to Somali iyo qaamuusyada.

Tarantulas English to Somali iyo qaamuus ingiriis Carabi
Tarantulas English to Somali iyo qaamuus ingiriis Carabi

 

Tarantulas English to Somali

 

EnglishArabicSomali
frownعبوسweji-tubnaan/ cabuus
blowerمنفاخbuufiye
showerدشqudeys
towelمنشفةSukumaal/ shukumaan
clownمهرجMaaweeliye
downاسفلhoos
flowerزهرةubax
brownبنيmaarrin
townمدينةmagaalo
crownتاجtaaj
powerقوةawood / xoog
howكيفsidee / see
nowالآنhadda / hadeer / haatan / iminka

 

Qaabka su’aal looga dhiso ereyga how ee afka ingiriiska

 

Jadwalkan ayaad ka arki doontaa qaababka loo adeegsado:

How MuchSu’aasha kusaabsan waxa la cabbiro
How OldSu’aasha kusaabsan da’da
How ManySu’aasha kusaabsan tirada
How TallSu’aasha kusaabsan dhererka kor
How FastSu’aasha kusaabsan degdega (waqtiga)
How FarSu’aasha kusaabsan fogaanshaha
How LongSu’aasha  kusaabsan dhererka geeska
How WideSu’aasha kusaabsan masaaxada
How OftenSu’aasha kusaabsan inta jeer uu  falka soo noqnoqdo

 

Tusaalooyinka oo af soomaali loo tarjumay

English Somali
How much this book?Buuggan waa immisa?
How old this man?Ninkan immsuu jiraa?
How many pens have you?Meeqa qalin baad haysataa?
How tall this building?Dhismahan intuu la eg yahay?
How fast your car?Gaarigaaga intuu dhaqsan karaa?
How far the school?Dugsia ilaa inee buu fog yahay?
How long this road?Waddadan ilaa intey gaareysaa?
How wide this tree?Geedkan ilee inuu ballaaran yahay?
How often the teacher reads English lesson?Macallinka immisa jeer buu akhriyaa casharka Ingiriiska?

 

Ereyo Ingiriis oo xarafka falka get wadaago

 

EnglishArabicSomali
Get backيعودnoqonaya
Get awayيهربcararaya
Get upينهضkacaya
Get inيدخلgalaya
Get overيتغلب علىka adkaanaya
Get rid ofيتخلصka takhalusaya
Get downينزلdegaya

Get out

يخرج

baxaya

 

 

Ereyo aad ku xifdin karto xarafka some

 

EnglishArabicSomali
someبعضqaar
somedayيوما ماmaalin
handsomeوسيمquruxlow
somebodyشخص ماqof
somehowبطريقة ماhab/ qaab
somewhereمكان ماmeel
someoneشخص ماqof
somethingشيء ماwax
somewhatإلى حد ماilaa iyo xad
sometimeبعض الأحيانmararka qaar

 

 

Ereyo English aad ku soo xusuusan karto erey ay wadaagaan oo ah come

 

EnglishArabicSomali
outcomeنتيجةnatiijo, waxa kasoo baxo
come backيعودsoo laabanaya
overcomeيتغلب علىka afkaanaya
welcomeاهلا وسهلاsoo dhowoow
come hereتعال هناhalkan kaalay
come onهياna keen
becomeيصبحwuxuu noqonayaa
come inادخلsoo gal
incomeالدخلdakhli, waxa kusoo galaya

 

 

Sifooyinka afka ingiriiska oo ku dhamaanaya xarfaha ous

 

EnglishArabicSomali
Famousمشهورcaan ah
Variousمتنوعkala duwan
Seriousجادdhab ah
Obviousواضحcad
Nervousعصبيdhiriflow
Anxiousقلقwalwalsan
Curiousفضوليfaduulshe
Furious غاضب بشدةguhaadsan
Viciousوحشيnaxariislaawe
Jealousغيورmaseyrow
Hideousبشعqaab daran
Copiousغزيرfara badan
Enviousحسودxaasid
Previousسابقhorreeyay
Numerousعديدbadan
Enormousضخمweyn
Generousكريمdeeqsi

 

Tarantulas English to Somali iyo qaamuus ingiriis Carabi

Somali free dictionary  you can find on this site

Marka xarfaha ingiriiska CH oo loogu dhawaaqo K

Qaabka loogu dhawaaqo xarfaha OW afka Ingiriiska

Tarantulas English to Somali
Tarantulas English to Somali

 

Tusaalooyinkan waa weero ingiriis oo uu ku jiro macauyaalka “me” waxaana loo tarjumay macnaha weerahan af soomaali iyo af carabi.

EnglishArabicSoomaali
send meأرسل ليii soo dir
help meساعدنيi caawi
watch meراقبنيi ilaali
teach meعلمنيi bar
follow meاتبعنيi raac
 leave meاتركنيiga tag
call meاتصل بيisoo wac
take meخذنيi qaad
tell meأخبرنيii sheeg
let meدعنيi daa
give meأعطنيi sii
hit meاضربنيi dhufo
kiss meقبّلنيi dhunko
carry meاحملنيi xambaar
pull meاسحبنيi jiid
push meادفعنيi riix

 

Tarantulas English to Somali

Webyo aad ka baran karto afka ingiriiska kuwa ugu caansan:

 

https://hellolingo.com/

https://www.duolingo.com/

https://www.talkenglish.com/

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. AcceptRead More