Su’aasha:

Asc wllo waxan ku riyodey gabadh caana oo fananad ah la dhaho hodan Abdirahman iyada oo uur ila sagal bilood ah leh iyo wiilkle ila 4jira wadata kadib noo timiday wiilkada u hayay talow maxay noqon karta mahadsanidin.

Riyada naag fanaan ah oo uur leh
Riyada naag fanaan ah oo uur leh

Jawaabta:

Maalmaahan soo dhow waxaad ogaan doontaa arrin kaa qarsoonayd oo aad ku farxi doonto, qofkii arko qof caan ah war ayuu heli doonaa oo uu ku farxayo uurka wuxuu tilmaamayaa wax qarsoon oo banaanka imaan doono, riyada ma aha riyo xun.

Naagta uurka leh foorarka dhib ma u keenaa xiliga gogosha

In the coming days, you will discover something that was hidden from you and you will be happy. Anyone who sees a famous person will receive news and be happy about the pregnancy. This indicates something hidden that will come to light. The dream is not a bad dream.

Leave a Reply