Riyada cunto wiil wadan kale joogo loo dirayo

Riyada cunto wiil wadan kale joogo loo dirayo Riyada: Sheikh waxaan ku riyooday wiil aan isku wadan aan ahayn oo aan cunto intaan u kariyay aan leyahay wan u dhibayaa mahadsanid Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xiriir aad l samayn doonto nin meel kaa fog ku nool Waxaa laga yaabaa inuu si fiican kugu kalsoonaado oo […]
Riyo duco cunto casuumaad maxay noqon

Riyo duco cunto casuumaad maxay noqon Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga guriga habo waa guri 2 dabaq ah waxaan ku lahyn casuumad cunto karin ah waxa jooga dad badan family iyo asaxaab ah waxaan joogay kijada markaan shaqadi aan ka hayay mabdakha dhameeyay ayaan dabaqa sare koray dadkii shaqaynayay oo dhameeyay walashay […]
Riyo cunto aan karinayo oo aan walaashayda wax ka siinayo

Riyo cunto aan karinayo oo aan walaashayda wax ka siinayo Riyada: Salaam waxan ku riyooday anigoo karinya beans cad walashay iyo 2 qof oo kale ayaa isugaya dhakhso habsan ayaan nahay ayay igu tidhi walashay walshay ayaa isoo kor istaagtay ala waa macaan xagaas ayaan ka arkaya waan uga guray cuntadii waan siiyay laxoox waan […]
Fasirka riyada cunitaanka dhuxusha

Fasirka riyada cunitaanka dhuxusha Riyada: Waxaan ku riyooday noo dhuxul cunya Fasirka: Riyada waxay kaaga digaysaa inaad cunto hatni xaaraan ah ama lacag ay iska leeyihiin dad agoon ah Cunitaanka dhuxusha wuxuu astaan u yahay lacag xaaraan ah Halkan ka daawo riyada dhuxusha oo faahfaahsan The dream warns you to eat illegal hats […]
Riyada Rooti wayn oo dhaadheer

Riyada Rooti wayn oo dhaadheer Riyada: Asc gudoomiye- waxan Ku riyooday maamo bakki wadato iibinayso rooti iyo anigo qof u xulay rooti dheer oo wayn oo fresh ah markan arkay inan qofkan u xulay rooti dheer ee jilcan oo fresh ah oo ka wayn Rotiga Cadiga ah ana waxan damcay inaan mid qaato on gadanaayo […]
Riyada dubitaanka ukunta maxay tahay

Su’aasha: scw riyada ukunta la dubayo maxaa lagu fasiraa gabadh haday aragto iyadoo jikada ukun ku dubayso ukuntana ay tahay mid aad u caraf badan meeshana cunto badan ayaa buxda iyo qudaar. Jawaabta: Riyada dubitaanka ukunta waa wax fiican, qof haduu arko asoo dubaya ukun riyada waxay tilmaamaysaa arimaha uu faraha kula jiro inay u […]
Gabar ku riyootay awoowaheeda dhintay oo gaajaysan

Su’aasha: habayartayda way hurdaysay kadib waxay riyo ku aragtay awoowaheyga oo dhintay wuu u yimid wuxuu ku yiri gaajo baa i haysa cunto ii sameey waxay ku tiri aad gabadhaada weynta iyadaa waligeeda ku adeegi jirtay wuxuu yiri ma rabo inay wax ii samayso adi ii sameey maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]
