Cuncunka alaabta hoose dumarka maxaa keenaya

Cuncunka alaabta hoose dumarka maxaa keenaya Cuncunka xubnaha taran hablaha wuxuu ka mid yahay waxyaalaha aadka u dhiba dumarka marka naagta ay dareemayso cuncun daran ma joogi karto waxaa laga yaabaa inay meesha la aado gacanteeda iyadoo xoqaysa waxaa dhici karta inay is illawdo iyadoo meel dad badan jooga ku sugan ayay faraha la gali […]
Cuncunka maqaarka jirka maxaa sababi kara ogow

Cuncunka maqaarka jirka maxaa sababi kara ogow Waxaad isku arkaysaa mararka qaarkooda cuncun aan caadi ahayn markaad eegto maqaarka jirka siiba meelaha gudaha sida cajiraha caloosha dhabarka xubnaha taranka waxaa su’aal mudan Maxaa keeni kara cuncunka maqaarka jirka? Waxay u noqonayaan waxyaalo badan waxaa ka mid xasaasiyad inaad ka qaaddo waxyaalaha qaarkooda si cowska […]
