Soomaali iyo cudurka Coronavirus (COVID-19)

SWDC – Somali Women Development Centre. wuxuu kusoo qoray bartiisa Facebook: Today, our dedicated health workers held un urgent meeting to strategize proper way to provide community-based awareness raising on the prevention of #Coronavirus (COVID-19). This virus is very serious & our community e.g. vulnerable groups (IDPs) can not afford to pay the price. Maanta […]
Trump oo Corona u muujiyay tabartiisa

Madaxweynaha dalka maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan tabar u haynin maraykanka cudurka corona. wuxuu emerjansi kusoo rogay dalka maraykanka oo dhan. cabsi laga qabo cudurka corona virus awgeed. wuxuu kusoo qoray barta twitter hadalkan oo ay u tarhuntay Aljazeera af carabi: Waxaa sharaf weyn ii ah inaan ku dhawaaqo maalin axadda oo ah 5 […]
Shiinaha oo xiray isbitaalkii kumeelgaarka ee Wuhan

Shiinaha oo xiray isbitaalkii kumeelgaarka ee Wuhan Dowladda Shiinaha oo xirtay isbtiilka magaalada Wuhan oo ahaa meesha uu kasoo bilowday cudurka corona. Maanta oo axad ah ayay dhammeysay daaweynta dadka ku jiray isbitaalkaas, qaarna waxaa loo qaaday isbitaal kale qaarna way bogsadeen. Shiinaha oo isbitaalkan ku dhisay 10 maalmood ayaa maanta la xiray. China […]
Gaas oo laga baarayo corona virus magaalada Garoowe

Gaas oo laga baarayo corona virus magaalada Garoowe Cabdi wali gaas oo laga baarayo cudurka corona virus, markuu kasoo degay garoonka dayuuradaha magaalada Garoowe. Cabdi wali oo kasoo galay dibadda dalka ayaa la istaajiyay markuu kasoo degtay diyaaradda. Sawirkan wuxuu ku faafay baraha bulshada, dadka soomaaliyeed waxay isu barbardhigeen wasiiradda soprtiga Khadiija Diiriye marka ay […]
Nin Soomaali oo laga helay cudurka Coronavirus

Qofkii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo laga helay cudurka halista badan ee Coronovirus. Subxaanallah Nin Somali ah oo ku nool London, ayaa cudurka Coronavirus laga helay. waxaana la dhigay isbitaalka weyn ee London. Wuxuu ahaa taksiile gawaarida loo yaqaan Uber. Xanuunka Coronavirus wuxuu ugu yimid ka dib markii uu haweeneey ka timid Spain ka […]
Kacbada oo dadka laga joojiyay inay ku dhawaafaan

Kacbada oo dadka laga joojiyay inay ku dhawaafaan Sawirkan oo ku faafay baraha bulshada, waa kacbada oo aan qof ag joogin, taasna waxaa sabab u ah cudurka caalamka ku faafay. Waa sawir murug gelinaya qalbiyada muslimiinta. Dowladda sacuudiga ayaa joojisay cumrada iyo guud ahaan in la dawaafo kacbada, ayadoo sheegtay inay ka hortageyso cudurka Corona […]
Xiaomi Safety Nose Mask

Xiaomi Safety Nose Mask All people in around the world search Xiaomi Safety Nose Mask, Especially after the appearance of corona’s disease. This mask may be the best protection for coronavirus It works with a high technology that has a sense of dust contaminated with the virus, I think you want to tary this digital […]
