Kacbada oo dadka laga joojiyay inay ku dhawaafaan

Kacbada oo dadka laga joojiyay inay ku dhawaafaan
Kacbada oo dadka laga joojiyay inay ku dhawaafaan

Sawirkan oo ku faafay baraha bulshada, waa kacbada oo aan qof ag joogin, taasna waxaa sabab u ah cudurka caalamka ku faafay.

Waa sawir murug gelinaya qalbiyada muslimiinta.

Dowladda sacuudiga ayaa joojisay cumrada iyo guud ahaan in la dawaafo kacbada, ayadoo sheegtay inay ka hortageyso cudurka Corona Virus.

Yaa Allah naga badbaadi halista cudurkani.

Yaa Allah ha dheereyn ka maqnaanshaha adoomadaada ay ka maqan yihiin cibaadada baytkaaga barakeysan agtiisa ay kugu caabudaan.

Ilaahow xafid islaamka iyo muslimiinta.

kacbada haddii sidan ay noqotay waxay tilmaamaysaa arrin aan yarayn.

 

People are banned from circumambulating the Kaaba
This photo that has spread on social media shows the Kaaba without anyone around it, and this is due to the global pandemic.

It is a sad image for Muslims.

The Saudi government has stopped Umrah and circumambulating the Kaaba in general, saying that it is to prevent the Corona Virus.

O Allah, protect us from the danger of this disease.

O Allah, do not prolong the absence of your servants who are absent from worshipping your blessed house to worship you.

O Allah, protect Islam and Muslims.

If the Kaaba has become like this, it indicates a serious matter.

Leave a Reply