Cudurka koroona (coronaVirus) siduu dadka ugu dhacaa

Waa maxay cudurka Corona? Virus corona waa cudur u eg sida hargabka koolba aariyada oo kale waxaa lagu gartaa qandho iyo qufac iyo neef ciriir iyo matag iyo shuban iyo caabuq sanbabaeed siduu ku faafaa? wuxuu ku faafaa inuu qofka dhexgalo dad cudurka koroona hayo ama neeftooda inay soo gaarto ama dadka cudurka hayo waxooda […]
