Daawada ugu fiican Corona lagu daaweeyo

Cudurka corona oo lagu tiriyo cudurada halista ah ayaa ku faafay caalamka. Ilaa iyo hadda lama hayo wax dawo ah. Wuxuu dilay dad aad u farabaday dadkaas wuxuu ka dilay dalalka hormarka lagu tilmaami jiray. Ilaa hadda waxaa loo raadinayaa talaal loomana helin. dalal badan ayaa isku dayaya inay daawo u helaan laakin wali waa […]
Wacyigelinta corona virus iyo Soomaalida

Sida ay shacabka soomaliyeed u qaadanayaan wacyigelinta cudurka corona virus. maamulka gobolka banaadir iyo wasaaradda oqaafta iyo wasaaradda warfaafinta ayaa isku kaashaday in layska wacygeliyo cudurka corona virus oo aad ugu faafaya dunida. shacabka soomaaliyeed oo ka mid ah shucuubta dagaalada kusoo jiray waayadii dambe ayaa u baahan wacyigelin iyo gargaar. sawirada waa gobolka banaadir.
Astaanta cusub ee corona virus oo lala yaabay

Corona virus wuxuu leeyahay astaamo lagu garto oo ka mid a: qandho iyo qufac qalalan iyo jir xanuun iyo neef ciriiri iyo urka iyo dhadhanka inuu qofka ka tago astaamahan ayaan ugu caansan. guud ahaan wuxuu u eg yahay hargabka oo qandhada wata. laakin waxaa la arkay astaamo kale oo yaab badan. Waxyaalaha yaabka badan […]
Cudurka corona iyo adeegga suuqa

Cudurka corona iyo adeegga suuqa Corona siduu u saameeyay ganacsiga dalka waxaad ka arki kartaa dadka sida ay u kala fogaanayaan. cudurkan oo la sheegay in si dhaqsi layskugu daarto marka lasysu soo dhowaado. Goobtaan waa suuqa qudaarta waad arkaysaa dadka in loo sameeyay xariiqin aysan soo gudbi karin so loo ilaaliyo in lays gaarsiiyo […]
Corona maxaa loogu bixiyay COVID19

Ereyga corona waxaa laga wadaa taajka madaxa lagu xiro engilish ahaan, Illeen wuxuu u eg yahay wax leh kurtmo taaj u eg. wuxuuna u dhow yahay cudurka SARS-COV 2 oo lagu arkay dalka China 2003. Magaca COVID19 waxaa lagasoo gaabiyay Corona virus disease 2019. labada xaraf hore waxaa lagasoo qaaday labada xaraf ugu horreeya ereyga […]
Gobolka Banaadir iyo cudurka Corona sawiro

Gobolka Banaadir iyo cudurka Corona sawiro Soomaali oo la sheegay in laga helay hal qof oo qaba cudurka corona, waxaana la sheegay qofkaas inuu ka yimid dalka shiinaha. Gudoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Aamir Jakeeti ayaa Maanta kormeertay Xarunta Qaran Ee Hubinta Bedqabka Dadweynaha Halkaas oo loogu […]
Somali sidey isugu diyaarisay cudurka corona

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre oo uu wehliyo duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa Caawa kormeeray goobaha ay dowlada ugu talagashay in lagu karantiilo dadka ku dhacay Caabuqa COVID-19. Goobaha ay madaxdu booqdeen waxaa kamid ah xarunta xarunta weyn ee loo qorsheeyay dadka uu saameeyay coronavirus oo ku taala degmada Waabari gaar […]
