Ereyo English si sahlan lagu xifdin karo

Ereyo English si sahlan lagu xifdin karo

Ereyo English si sahlan lagu xifdin karo Qofka marka uu af baranayo waxaa la rabaa inuu raaco qaababka ugu sahlan luqada lagu qaban karo. Waxaa ka mid ah qaabka ugu fudud lagu baran karo afafka oo uu ka mid yahay afka ingiriiska inuu qofka isku qabto ereyda isu dhow qoraal iyo akhris ahaan. Halkaan dhowr […]

Barashada ereyada Ingiriiska lidka isku ah

Barashada ereyada Ingiriiska lidka isku ah

Barashada ereyada Ingiriiska lidka isku ah Ereyo English oo wata lidkooda xagga macnaha. Waxaana la socda tarjumaad af soomaali, tarjamada af soomaaliga ayaa la jirta marka qofka raba barashada afka ingiriiska aad buu uga faa’ideysan karaa duruusta qoraalka ah ee webka lagu baahinayo. Mararka qaar qofka marka uu barto kalmadda iyo lidkeeda wax badan ayuu […]

Ereyga home marka erey kale lagu lifaaqo Af Ingiriiska

Ereyga home marka erey kale lagu lifaaqo

Ereyga Home afka ingiriiska aad ayaa loo adeegsadaa wuxuu la xiriiraa ereyo kale oo macanaha ka baddalaya marka laysku daro. halkan waxaan kugu soo ururinay ereyga home qaababka loogu daro magac kale oo siinaya macne cusub. Jadwalka hoose ayaad ka arki kartaa ereyda iyagoo afka carabiga iyo kan soomaaliga loo tajumay. home بيت guri homeless […]

Shaqada uu ka qabto Ingiriiska ereyga (UP)

Shaqada uu ka qabto Ingiriiska ereyga (UP)

Ereyga (up) afka ingiriiska kaalin weyn ayuu ka cayaaraa xagga baddalidda macnaha, ereyada qaar marka uu raaco macne kale ayuu siiyaa oo aan ereyga hore u lahayn. Tuusaalooyinkan ayaad ka ogaan kartaa oo af carabi iyo af soomaali u tarjuman.  back up يدعم dib u taageeraya  set up ينصّب ku rakibaya wake up يستيقظ soo […]

Weero English si xoog loo adeegsado

Weero English si xoog loo adeegsado

Weero English si xoog loo adeegsado Qaabka loo barto afafka qalaad ama shisheeye waxaa ka mid ah qofka inuu ku dadaalo weeraha fudud oo si xoog loo adeegsado, weerahaas qofka waxay siinayaan furaha luqada uu ku hadli rabo, weeraha fudud oo aadka loo adeegsado waxay qofka ku dhiirragaliyaan inuu afka si fudud ugu hadlo, geesinimo […]

Xarafka (D) goorta aan lagu dhawaaqin Afka English

Xarafka (D) goorta aan lagu dhawaaqin Afka English

Ereyo waxaa jira afka ingiriiska aan lagu dhawaaqin xarfaha qaar, ereyadan soo socda laguma dhawaaqo xarafka (D) oo ugu dambeeya ereyga, laakin qoraal ahaan waa la qoraa marka la hadlayo xaraf (D) waa la qariyaa. Tusaale ahaan ereyadan ayaad eegi kartaa: Stand يقف istaagaya Demand مطالبة dalbasho Expand يتمدد is fidinaya And واو العطف iyo […]

Sifada cuntada iyo weero muhim ah ee Afka Ingiriiska

Sifada cuntada iyo weero muhim ah ee Afka Ingiriiska

Sifada cuntada iyo weero muhim ah ee Afka Ingiriiska Luqad marka la baranayo dhinacyo badan ayaa xoogga la saaraan, xagga waqtiga sidoo kale weeraha aadka loo adeegsado oo qofka uusan ka maarmin. Halkaan waxaa kusoo aroorinaynaa ereyo sifaynaya cuntada sidoo kale weero muhim ah marka lagu hadlayo afka ingiriiska. Sidoo kale waqtiyo kala duwan oo […]