Xarafka (G) marka aan lagu dhawaaqin afka Ingiriiska iyo webyo English laga barto

Xarafka (G) marka aan lagu dhawaaqin afka Ingiriiska iyo webyo English laga barto Afka ingiriiska wuxuu leeyahay xarfo la qoro laakin aan lagu dhawaaqin, xarfahaas waxaa ka mid ah xarafka (G), marka uu ka hormaro shaqalka (I) sidoo kale markuu ka dambeeyo shibbanaha (N) markaas xarafka (G) waa la qarinayaa. Jadwalkan ayaad ka arkaysaa tusaalooyinka […]
Xarafka L marka aan lagu dhawaaqin afka ingiriiska

Xarafka L marka aan lagu dhawaaqin afka ingiriiska Shubbanaha (L) laguma dhawaaqo marka shaqal uu ka hoorreeyo hal shubbanana ka dambeeyo, waxaa la qariyaa xarafka (L) ereyada ugu caansan afka ingiriiska waxaa ka mid ah, ereyadan jadwalka ku sugan oo loo turjumay af soomaali iyo af carabi, kuwa iyaga la mid ahna waxaad ka heli […]
Ereyga form kaalinta uu afka English ka qaato

Ereyga form kaalinta uu afka English ka qaato Ereyga form afka ingiriiska waxaa laga soo dhanbalaa ereyo kale oo macaani kala duwan yeelanaya, marka qofka uu af baranayo waxaa fiican inuu u barto qaabka ereyada ay isugu dhow yihiin ama ay isugu xiran yihiin. Markaas qofka ma illaawayo ereyada uu xifdinayo maxaayeelay wuxuu kusoo xusuustaa […]
Magacuyaalka ME ee ingiriiska iyo sida loo adeegsado

Magacuyaalka ME ee ingiriiska iyo sida loo adeegsado Magacuyaallada afka ingiriiska waxaa ka mid ah magacuyaalka “me” oo ah magacuyaal layaleedka quman oo falka toos ugu dhaco, wuxuu imaanayaa falka kadib sida tusaalooyinka soo socda ku cad. Wuxuuna magacuyaal u yahay shakhsiga koowaad oo fardi ah aan dad kale la socon. Afka soomaaliga waxaa ku […]
Sifooyin Af ingiriis oo laysku caayo

Sifooyin Af ingiriis oo laysku caayo Marka af la baranayo waxaa laga bartaa wixii aadka loo adeegsado, si aad u fahanto wixii lagaa sheegayo siiba marka aad ajnabi tahay oo aad ku nooshay wadan shisheeye, waxaa laga yaabaa qof inuu ereyo kugu dhaho adigana aad u malaynayso ereyoo fiican inay yihiin, marka si aad uga […]
Luuqadda Carabiga qaababka loo baran karo

Luuqadda Carabiga qaababka loo baran karo Su’aasha: Waan idin salaamay bahda daruur. Ajir iyo xasanaad aan la soo koobi karin Allaha idinka siiyo howsha aad dadkiina u haysaan. Waxaan qabaa su’aal. Waxaan ahay muwaadhin qurbaha ku nool, waxaana ahay darawal ka shaqeeyo gaadiidka xamuulka qaada oo inta badanaa firaaqada ayaa igu yar, waxaana doonayaa inaan […]
Kalmado ingiriis ah oo badda ku saabsan

Kalmado ingiriis ah oo badda ku saabsan Ereyo af ingiriis ah oo badda la xiriira ama tilmaamaya macne lug ku leh badda, ereydaas oo jadwal ku jira oo si sahlan aad u xifdin karto oo af soomaali u tarjuman ayaad halkan ka heli kartaa. Barashada afka ingiriiska waxaa ugu fiican dhegeysiga iyo xifdinta erayada muhimka […]
