Sifada cuntada iyo weero muhim ah ee Afka Ingiriiska

Luqad marka la baranayo dhinacyo badan ayaa xoogga la saaraan, xagga waqtiga sidoo kale weeraha aadka loo adeegsado oo qofka uusan ka maarmin.

Halkaan waxaa kusoo aroorinaynaa ereyo sifaynaya cuntada sidoo kale weero muhim ah marka lagu hadlayo afka ingiriiska.

Sidoo kale waqtiyo kala duwan oo weeraha ay u baahan yihiin marka aad rabto inaad hadasho.

Dhmmaan jadwal ayay ku jiraan waxaana la socda tarjamada afka carabiga iyo af soomaaliga.

Sifada cuntada iyo weero muhim ah ee Afka Ingiriiska
Sifada cuntada iyo weero muhim ah ee Afka Ingiriiska

Sourحامضdhamaan
Spicyحارkulul
Crispyمقرمشqararashle
Sweetحلوmacaan
Sugaryسكريsokor leh
Saltyمالحcusbo leh
Creamyدسمdufin leh
Crustyيابسengegan
Deliciousلذيذmacaan
Greasyدهنيsubag leh

break a habitيكسر عادةcaadada jabinaya
pay the priceيدفع الثمنlacag bixinaya
 pay attentionيولي اهتمامku dadaalaya
pay the billيدفع الفاتورةbiil bixinaya
pay a fineيدفع غرامةmag bixinaya
 pay cashيدفع نقداًkaash bixinaya

 be thankfulكن شاكراًmahadnaqe noqo
be carefuكن حذراka digtoonow
be quickكن سريعاdegdege noqo
be smartكن ذكياcaaqil noqo
 be wiseكن حكيماmurtiile noqo
be calmكن هادئاqof degan noqo
 be kindكن طيباqof fiican noqo
 be fairكن عادلاgarsoore noqo

at presentفي الوقت الحاضرwaqtiga la joogo
have lunchيتناول الغداءqadaynaya
alreadyبالفعلficlan
 anyhowعلى أي حالsi kaste
at firstفي البدايةugu horrayn
 per contraبالمقابلsida ku aaddan
justحالاhadda
 at nightبالليلhabeenkii
everمن قبلhore
neverابداًwaligiisa
yetحتي الانilaa hadda
not yetليس بعدwali

Are you marriedهل أنت متزوجxaas ma tahay
Are you singleهل أنت اعزبdoob maa tahay
Are you serious                             هل أنت جادdhab may kaa tahay
Are you tiredهل أنت متعبma daalan tahay
Are you crazyهل أنت مجنونma waalan tahay
Are you sureهل أنت متأكدma hubtaa

Haddii aad rabto inaad ka faa’idysato qaamuus carabi soomaali  somali arabic dictionary halkan ayaad ka gali kartaa:

Arabic Somali

Leave a Reply