Xarafka (B) goorta aan lagu dhawaaqin afka English

Afka ingiriiska wuxuu leeyahay waxyaabo loo baahan yahay inuu ogaado qofka raba inuu si fiican u barto. Waxaa jira xarfo aan lagu dhawaaqin marka ay la kulmaan xarfo kale. Waxaa ka mid ah xarafka (B) laguma dhawaaqo marka uu ka dambeeyo xarafka (M). Sidoo kale xarafka (B) marka uu ka horreeyo xarafka (T) Tusaale waxaa […]
Falkaab meeleedka ee afka English-ka

Falkaab meeleedka afka ingiriiska waa muhim marka la rabo in afka lagu hadlo, falkaab wuxuu ka joogaa luqadaha meel weyn, waayo inta badan kama marna weeraha la dhisayo, falkaabka makaanka loo yaqaano waa badan yahay halkan ayaan kusoo aroorinayaa haddii Alle idmo inta ugu mhimsan. English Carabi Somali here هنا halkan there هناك halkaas away […]
Weero Ingiriis oo muhim ah

Barashada afka qalaad waxaa ugu muhimsan qofka inuu barto ereyada aadka loo adeegsato, oo nolosha mar kaste ku jira, ee ma aha weeraha aan la adeegsanin qofka inuu isku mashquuliyo. Afka ingiriiska wuxuu ka mid yahay afafka dhaqsi ku badalma mar kaste waxaa soo gala ereyo macne kale loo adeegsado, tusaale ahaan ereyo 10 sano […]
Ereyo English dhawaaqa iska shabaho laakin kala duwan

Ereyo ayaa jira oo dhawaaqooda iskaa shabaho laakin qoraalka iyo macnaha ku kala duwan afka ingiriiska. Ereydaas waxaa ka mid ah ereyada halkan ku qoran, waxay u tarjuman yihiin carabi iyo soomaali. Marka aad baarto qaamuus english waad ka heli kartaa ereyo kale badan kuwan waa tusale kaliya ah, barashada afka ingiriiska waxaa lagaa rabaa […]
Ereyo English oo maxkamad iyo cadaalad ku saabsan

Halkan waxaad ka heli kartaa ereyo english ah oo u turjuman carabi iyo soomaali, kuwaas oo ku saabsan maxkamadda iyo garsoorka, qofka marka uu baranayo af waxaa la rabaa qayb kasate ka mid nolosha inuu si gaar u barto, qaabka ugu sahlan barashada afafka qalaad waa inaad u barato qaab mowduuci ah, taas waxay keenaysaa […]
Baro ereyo English lagama maarmaan ah oo Somali u tarjuman

Baro ereyo English lagama maarmaan ah oo Somali u tarjuman Ereyo ka mid ah afka ingiriiska oo lagama maarmaan ah ayaad halkaan ka helaysaa iyagoo loo tarjumay af carabi iyo af soomaali, barashada afka waxay cuskanaysaa inaad xafidsan tahay ereyo badan oo aad ka duuli karto si aad ugu hadasho afka aad baranayso iyo si […]
Ereyo Ingiriis xarafka Ch loogu dhawaaqo xarafka K

Ereyo Ingiriis xarafka Ch loogu dhawaaqo xarafka K Saan horay usoo sheegnay waxaa jira xarfo ka mid ah ingiriiska marka xaraf kale lagu lifaaqo inuu dhawaaqa isbaddalayo, xarfahan oo uu ku jiro xarafka CH waxaa loogu dhawaaqaa xarafka K tusaale ahaan ereyadan ayaa ka mid ah. English words where the letter Ch is pronounced as […]
