Amin arts oo Deni sawir ka sameeyay

Amin arts oo Deni sawir ka sameeyay

Amin arts oo Deni sawir ka sameeyay Saciid Deni oo ah Xaakimka Puntland ayaa sawir laga sameeyay. Amin arts qofkii uu dabada galo way u dhammaatay  kama soo harayo ilaa uu kagaga takhaluso. Sawirkan oo si daran ugu faafay baraha bulshada. Deni oo dameerka ka dhacayo dadna ay soo jiidayaan. tolow maxaa la dhihi karaa […]

Amin arts iyo dadkan maxaa ka dhexeeyo

Amin arts iyo dadkan maxaa ka dhexeeyo

Amin arts iyo dadkan maxaa ka dhexeeyo Amin arts aad buu u rifayaa raggan oo lagu tuhunsan yahay dalka inay iibsadeen. mar kaste amin arts wuu soo sawiraa iyagoo maanta dabadhilif u ah shisheeye. tolow amin arts maku saxsan yahay sawirada uu ka sameynayo dadkan? teeda kale dad badan ayaa ku haysta amin arts sida […]

Caleemasaarka qooto qooto ee Axmed Madoobe

Caleemasaarka qooto qooto by amin arts

Caleemasaarka qooto qooto ee Axmed Madoobe Amin arts oo wali daba racdeysi ku haya Axmed Madoobe. dhowr maalin ka hor waxaa lala yaabanaa siduu Axmed madoobe isugu shubay gasaca niidaha, maantana wuxuu adeegsanayaa ilmaha geedka ay caanaha ka jaqaan. waxaa u dhiman inuu caanaha dumarka isku shubo inuu caleemasaar raadinaya. Axmed Madoobe oo ah nin […]

Yaa ridi rabo dowladda Soomaaliyeed

blank

Yaa ridi rabo dowladda Soomaaliyeed Amin arts wuxuu soo sawiray sawir tilmaamaya dadka uu u arko inay rabaan burburka dowladda soomaaliyeed. laakin in badan soomaalida kamid ah waxay u arkaan inuu Farmaajo yahay qof aan ku habboonayn maamulka ama hoggaanka soomaali. marka aragtidaada sideed u aragtaa waxa uu soo bandhigay amin arts oo ah sawirka […]

Madaxda isqariso iyo amin arts

blank

Madaxda isqariso iyo amin arts Warka aad loo wadwadoshalay iyo maanta waa ka reebiidda laga reebay Madaxweynihii hore Shariif Axmed oo laga reebay inuu aado magaalada Kismaayo si uu uga qaybgalo caleemasaarka Axmed Madoobe. amin arts oo sawirkan ka sameeyay arrinkaas awgii. laakin sawirka meel fog ayuu tilmaamayaa markaad akhriso qoraalka ku qoran Amin arts […]

Amin arts iyo sawirka cayaarta Soomaali

blank

Amin arts iyo sawirka cayaarta Soomaali Soomaali ayaa ka raysay Zimbabwe is reereebka koobka adduunka Waxaa aad loogu faafiyay arrinkan baraha bulshada dad badan ayaa comment saaray Amin arts sawirkan ayuu ka sameeyay guusha soomaali  ay ka gaartay kubadda cagta. waa hore ayaa soomaali ugu dambeysay inay ka muuqato caayaraha noocan oo kale ah   […]

Hadiyadda Axmed Madoobe ay Kenya siisay

blank

Hadiyadda Axmed Madoobe ay Kenya siisay Hadiyadda ay Kenya siisay Axmed Madoobe sida ka muuqata sawirka amin arts. wali kama harin amin arts Axmed Madoobe. Sawirka waxaa ka muuqda funaad oo loo hadiyaynayo Axmed Madoobe. Kismaayo ayaa wali foodda u saaran doorasho adag meelo badan loollan kaga jira. Axmed Madoobe iyo Kenya maxaa ka dhexeeya […]