Amin arts oo Deni sawir ka sameeyay
Saciid Deni oo ah Xaakimka Puntland ayaa sawir laga sameeyay.

Amin arts qofkii uu dabada galo way u dhammaatay kama soo harayo ilaa uu kagaga takhaluso.
Sawirkan oo si daran ugu faafay baraha bulshada.
Deni oo dameerka ka dhacayo dadna ay soo jiidayaan.
tolow maxaa la dhihi karaa madaxda noocan ah.
Amin arts iyo dadkan maxaa ka dhexeeyo
The funny picture about Deni from Amin arts
Said Deni, the Puntland Judge, has been photographed.
Amin arts, whoever he fucks with is finished, he will not stop until he gets rid of him.
This photo has spread widely on social media.
Deni is being robbed by people and they are being dragged.
What can be said about leaders like this?
