Caleemasaarka qooto qooto ee Axmed Madoobe
Amin arts oo wali daba racdeysi ku haya Axmed Madoobe.
dhowr maalin ka hor waxaa lala yaabanaa siduu Axmed madoobe isugu shubay gasaca niidaha,

maantana wuxuu adeegsanayaa ilmaha geedka ay caanaha ka jaqaan.
waxaa u dhiman inuu caanaha dumarka isku shubo inuu caleemasaar raadinaya.
Axmed Madoobe oo ah nin lala yaabay siduu u jecel yahay talada iyo taliska
waa sheeko yaab leh marka aad ka eegto dhinac walba.
Xiriirka Axmed Madoobe iyo Al-shabaab by amin arts
How to put a milk on his head that is amazing and funny
Amin arts who is still following Ahmed Madoobe.
A few days ago, we were surprised how Ahmed Madoobe poured himself into a can of niidaha,
and today he is using the children of the tree from which they suck milk.
He is still waiting for women to pour themselves milk and he is looking for a new beginning.
Ahmed Madoobe, a man who is surprised how he loves advice and command
is a strange story when you look at it from every angle.
