Taariikhda Zabta halkey ka timid

The party food in Somali culture

Taariikhda Zabta halkey ka timid

Zabta waxaa loo yaqaana cunta waliimo ama xaflad ama aroos loo sameeyo.

dadka soomaaliyeed caan ayay ku yihiinin zab la dhigo oo loogu yeerayo wadaada iyo dadka akhyaarta baladka.

 

Taariikhda Zabta halkey ka timid
Taariikhda Zabta halkey ka timid

 

 

 

 

 

 

 

 

 

waxaa la qaybinayaa cunto waxaa ugu caansan cuntada dadka la siiyo bariis iyo hilib meelaha qaar soor iyo hilib.

waqtiyada arooska waxaa lagasoo hormariyaa arrintaas xalwo iyo buskud.

sawirada cuntada dhaqanka soomaalida ee zabta waa taariikhi.

Zabta waa dhaqan kasoo jeeda deeqsinimada Islaamka faray oo ah in dadka cunto la siiyo, qof in la quudi waa camal aad u weyn.

Hadda dadka waxay qaadanayaan dhaamada lagasoo gaaray bulshadaha islaamka aan ahayn kuwaas oo aan garanaynin dadka in cunto la siiyo waqtiyada munaasabooyinka.

 

Soomaalida iyo dhaqanka sabta sawirada

Bariiska qaababka loo kariyo

 

Zabta is called waliimo food or a party or wedding.
The people of Somalia are famous for the zab that is called the priest and the people of the village.
Food is being distributed. The most popular food is given to people with rice and meat in some areas.
During the wedding, a solution and a biscuit are put first.
Photos of traditional Somali food zabta are historical.
Zabta is a tradition derived from the generosity of Islam, which is to give people food, to feed a person is a great act.
Now people are taking the benefits from non-Islamic communities who do not know how to give people food at the time of the occasions.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More