Mid kamida quumanka ayaa i bararay maxaa daawo u ah

Su’aasha:

Mid kamida qumanka ayaa ibarara marwalba dhagtuna way ixanuuntaa dhakhtarku ma ku xanuunayaan buudhaha qunanku ee waa caloosha ayaa bukhuur la imaanayaa hada sanad waan qabaa bararku kama dhaco maxay noqon bartaa.

Mid kamida quumanka ayaa i bararay maxaa daawo u ah
Mid kamida quumanka ayaa i bararay maxaa daawo u ah

Jawaabta

Waxaa keena xanuunka quumanka sababo badan waxaa fiican in baaritaan lagu sameeyo, si loo ogaado sababta dhabta ah keentay bararka, maxaayeelay sababo badan ayaa keeni kara.
Waxaa kaloo aad ku dadaalaysaa nadaafada iyo cadayga, sidoo kale subax walbo ku luqluqow biyo cusbo leh oo qandac ah, malabka saafiga oo asalka ah isaga si dabiici ahaan ayuu u daaweeyaa jirrooyinka qaar bakteeriyada ay keento, laakin saan kuu sheegay waxaa fiican baaritaan rasmi ah.
Quumanka xanuunkooda dhegaha ayuu gaarayaa illeen meesha way isku xiran tahay, waxna si fiican uma laqi kartid marka saan kuu sheegay is baar.

There are many reasons for sinusitis, it is better to get tested to find out the real cause of the swelling, because there can be many reasons.
You should also try to maintain good hygiene and brush your teeth, and also rinse your mouth with warm salt water every morning. Pure, raw honey naturally treats some bacterial diseases, but as I told you, it is better to get an official test.
The pain of sinusitis reaches the ears because the area is connected, and you cannot swallow anything properly, so I told you to check yourself.

Leave a Reply