Suugada caafimaadka laga helo

Suugada caafimaadka laga helo

Suugada waxay fiican tahay marka ay leedahay qudaar badan.

sidoo kale marka ay saliidda ku yar tahay.

Suugada caafimaadka leh waxaa laga maarmaan ah inay wadato basal iyo toon.

Maxaayeelay waxay u fiican yihiin labadan geed caafimaadka marka ay cuntada caloosha gasho.

Suugada caafimaadka leh
Suugada caafimaadka leh

teeda kale cuntada marka ay tahay mid saliid badan leh waxaa laga yaabaa inay beerka dhib u geysato marka ay ka badato.

Tusaale ahaan waxaa fiican marka laysku daro baradhada iyo yaanyada iyo bocorka iyo karootada iyo wixii kale laga samysan karo suugo waxaa habboon inaysan ka marnaanin toon iyo basal.

Markaas waxay noqonaysaa cunto leh tayo fiican xagga caafimaadka.

Toonta iyo basasha waxay ka mid yihiin cuntooyinka caafimaadka jirka u keena.

 

Toonta ma u roon tahay hargabka iyo qufaca

 

The soup is good when it has a lot of vegetables.

also when it is low in oil.

Healthy soups must have onions and garlic.

Because they are good for these two health plants when food enters the stomach.
The rest of the food when it is high in oil may cause liver problems when it is overdoing.

For example, it is a good thing when it is mixed with potatoes and lentils and peanuts and carrots and other things that can be made from soup.

Then it becomes a food of good quality in terms of health.

Garlic and onions are among the foods that bring health to the body.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More