Caanaha daasada nafaqo ma laga helaa

Su’aasha:

Asc dr waxaan kuwaydiin lahaa caanaha daasada ama caana boodhaha nafaqo ma laga helaa sidoo kale dr waxaan maqlay hadii shaaha lagu darsado in lagu naaxo ama lagu cayilo maxaa kajira dr thanks.

Caanaha daasada nafaqo ma laga helaa
Caanaha daasada nafaqo ma laga helaa

Jawaabta:

Caanaha boorka ama  caanaha daasada ama caanaha gasaca waa caano caadi ah lagu qalajiyay maaddo loo yaqaano Gelatin waxaana laga soo saaraa inta badan lafaha xoolaha.

Caana boorka waxay wataan wixii ay wataan caanaha caadiga ah oo xoolaha lagasoo liso, qaar waxaa jira full cream  ah qaarna full cream am aha, inkastoo caanaha dabiiciga ay ka fiican yihiin haddana waa la cabbi karaa kuwa booraha wax badan ma dhaamaan kuwa fareeshka ah.

Caanaha guud ahaan waa lagu naaxaa waxay wataan subag ama dufin oo keeni karta qofka inuu ku cayilo, laakin shardi ma aha qof kaste inuu lu naaxo caanaha, cayilka sababo kale ayaa keena.

 

Cuntooyinka miisaanka jirka kordhinaya

 

Porous milk or dae milk or dae milk or gaseous milk is a common milk dried with a substance called Gelatin and is produced mainly from the bones of animals.

Milk from the board carry what they carry with normal milk from animals, some are full cream and some are full cream am, although natural milk is better yet it can be drunk those in the pollen do not eat much of the milk.

Milk is generally naainted with butter or fat that can cause a person to lose weight, but it is not a requirement for everyone to lose milk, obesity causes other causes.

 

Leave a Reply