Spain oo yaanyo la’aan ka dhacday eeg sababta

Spain oo yaanyo la’aan ka dhacday eeg sababta

Feestada yaanyada laysku tuurtuuro oo loo yaqaano afka spanishuka “La Tomatina” waxaa la qabtaa sanad walba arbacada ugu dambeysa bisha siddeedaad agoosto, waxaa laysku tuurtuurayaa 100 tan oo yaanyo ah.

Spain oo yaanyo la'aan ka dhacday eeg sababta
Spain oo yaanyo la’aan ka dhacday eeg sababta

feestadaas waxay ka dhacaysaa tuulo la dhaho Buñol oo raacsan gobolka Valencia ee dalka Spain.
Yaanyada waxaa laysku tuurtuurayaa muddo hal saac
feestadada waxay soconaysaa todobaad oo dhan waxaa dhexgalayo muustiko iyo niiko iyo heeso iyo bular la tuurayo naag iyo nimanba way isla cayaarayaan raga xabadka ayay qaawiyaan.

feestadan waxay bilaabatay sanadka 1945 waxaana la aqoonsaday 1952 .
webka rasmiga ee feestadan waa kan qofka raba inuu ka salgaaro sheekadan

https://www.latomatinatours.com/

Maanta dadka spain ku nool waxay raadinayaan hal yaanyo oo ay cunaan waxaa la sheegay in qofka bishii aan loo oggoleyn in ka badan lix yaanyo.

taas waxay kuu tilmaamaysaa nimcada Alle marka lagu cayaaro inay ciqaab imaan doonto sida Alle uu ku yiri quraanka kariimka:

(وَضَرَبَ اللَّـهُ مَثَلًا قَرْيَةً كَانَتْ آمِنَةً مُّطْمَئِنَّةً يَأْتِيهَا رِزْقُهَا رَغَدًا مِّن كُلِّ مَكَانٍ فَكَفَرَتْ بِأَنْعُمِ اللَّـهِ فَأَذَاقَهَا اللَّـهُ لِبَاسَ الْجُوعِ وَالْخَوْفِ بِمَا كَانُوا يَصْنَعُونَ) ﴿النحل ١١٢ ﴾

(Eebe wuxuu tusaale ka yeelay Magaalo ahayd aamin oo xasiloon ugana yimaaddo risqigeedu  oo barwaaqo ah meel kasta oo ka Gaalowday Nicmooyinkii Alle oo Allana dhadhansiiyey Gaajo dabooshay iyo cabsi waxay sameynayeen dartii).

 

Rootiga ugu weyn adduunka eeg

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More