Soomaalida iyo dhaqanka sabta sawirada
Zab waxaa laga wadaa cuntada dad badan la siiyo duco iwm. loola jeedo
Soomaalida iyo dhaqanka sabta
Dhaqanka sabta markaan eegno Soomaalida waxay ka mid yihiin umadaha jecel inay sab sameeyaan dadna martiqaadaan.
sidaas awgeed magaca wuxuu ugu baxay soomaali deeqsinimadaas darteed.
soo maal oo laga wado soo lis.
marka dadka soomaalida qof marti ah u yimaado. ayay dhihi jireen soo maal
hadda waxaad u jeedaa sawiradan halkan ka muuqdo waa cunto loo diyaariyay wiil dhashay farxad lagu faraxsan yahay awgeed si dadka loo siiyo.
When we look at the Culture of Zab Somalis are among the nations that like to do Sabbath and invite people.
So the name came to Somalis because of this generosity.
come from the wealth and drive it.
when Somalis come to a guest. They used to say, “Come
now you are referring to these pictures shown here are food prepared for a newborn boy for happy joy to give people.