Siigada raga naaso may kasoo dhalisaa

Su’aasha:

Waxaan meel ka akhriyay siigada ninka inay naasaha kasoo weynayso ninka siigada badan naasoo ayuu yeelanayaa arintas maxaa ka jiro igaso jahilbixiya asxby.

Siigada raga naaso may kasoo dhalisaa
Siigada raga naaso may kasoo dhalisaa

Jawaabta:

Raga naasaha kasoo buurta wax kale ayaa u keena ee ma aha siigo, waxaa ka mid ah waxyaalaha raga naasaha kasoo buuriya cayilka iyo hormuunada qaar iyo da’da, iyo aliimito la’aanta, fadhiga badan ee siigada xiriir lama laha, laakin ogow siigada dhibaatooyin badan ayay leedahay, waxaad ka heli kartaa webka daruur haddaad ka raadiso wax badan ayaan ka jawaabnay oo la xiriira dhibka siigada ay raga u keento:

https://daruur.com//?s=siigada

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More