Sifada cuntada iyo weero muhim ah ee Afka Ingiriiska
Sifada cuntada iyo weero muhim ah ee Afka Ingiriiska
Luqad marka la baranayo dhinacyo badan ayaa xoogga la saaraan, xagga waqtiga sidoo kale weeraha aadka loo adeegsado oo qofka uusan ka maarmin.
Halkaan waxaa kusoo aroorinaynaa ereyo sifaynaya cuntada sidoo kale weero muhim ah marka lagu hadlayo afka ingiriiska.
Sidoo kale waqtiyo kala duwan oo weeraha ay u baahan yihiin marka aad rabto inaad hadasho.
Dhmmaan jadwal ayay ku jiraan waxaana la socda tarjamada afka carabiga iyo af soomaaliga.
Sour | حامض | dhamaan |
Spicy | حار | kulul |
Crispy | مقرمش | qararashle |
Sweet | حلو | macaan |
Sugary | سكري | sokor leh |
Salty | مالح | cusbo leh |
Creamy | دسم | dufin leh |
Crusty | يابس | engegan |
Delicious | لذيذ | macaan |
Greasy | دهني | subag leh |
break a habit | يكسر عادة | caadada jabinaya |
pay the price | يدفع الثمن | lacag bixinaya |
pay attention | يولي اهتمام | ku dadaalaya |
pay the bill | يدفع الفاتورة | biil bixinaya |
pay a fine | يدفع غرامة | mag bixinaya |
pay cash | يدفع نقداً | kaash bixinaya |
be thankful | كن شاكراً | mahadnaqe noqo |
be carefu | كن حذرا | ka digtoonow |
be quick | كن سريعا | degdege noqo |
be smart | كن ذكيا | caaqil noqo |
be wise | كن حكيما | murtiile noqo |
be calm | كن هادئا | qof degan noqo |
be kind | كن طيبا | qof fiican noqo |
be fair | كن عادلا | garsoore noqo |
at present | في الوقت الحاضر | waqtiga la joogo |
have lunch | يتناول الغداء | qadaynaya |
already | بالفعل | ficlan |
anyhow | على أي حال | si kaste |
at first | في البداية | ugu horrayn |
per contra | بالمقابل | sida ku aaddan |
just | حالا | hadda |
at night | بالليل | habeenkii |
ever | من قبل | hore |
never | ابداً | waligiisa |
yet | حتي الان | ilaa hadda |
not yet | ليس بعد | wali |
Are you married | هل أنت متزوج | xaas ma tahay |
Are you single | هل أنت اعزب | doob maa tahay |
Are you serious | هل أنت جاد | dhab may kaa tahay |
Are you tired | هل أنت متعب | ma daalan tahay |
Are you crazy | هل أنت مجنون | ma waalan tahay |
Are you sure | هل أنت متأكد | ma hubtaa |
Haddii aad rabto inaad ka faa’idysato qaamuus carabi soomaali somali arabic dictionary halkan ayaad ka gali kartaa: