Sideen isku fahannaa ninkeyga How to understand between husband and wife Talooyinka Consultation By Su'aalaha On Dec 12, 2019 391 0 Su’aasha: Sideen iskuu fahannaa ninkeyga. Sideen isku fahannaa ninkeyga Jawaabta: Su’aashan sidii la rabay uma xadidna, waa su’aal guud ah. isfahanka maxaa laga wadaa? dhinacyo badan ayaa jira oo u baahan ninka iyo xaaskiisa inay isku fahmaan. marka aan kuusoo koobo jawaabta: isfahan waxaa lagu gaaraa in lawada hadlo oona lays maqlo wax kaste markaas waa lagu heshiin karaa. DumarkaIsfahanka Ninka & Naagtajacaylka 0 391 Share