Sida karbunaatada ilkaha loogu caddeeyo

Karbunaatada ma ogtahay in ilkaha lagu caddeyn karo?

Karbunaatada loo adeegsado macmacaanka sida cusbada oo kale ah waxaa lagu caddeyn karaa ilkaha, waliba waxay u roon tahay jirrooyinka cirridka.

ilkaha waxay ka qaaddaa wasakhda madow iyo midda cagaaran.

Sida karbunaatada ilkaha loogu caddeeyo
Sida karbunaatada ilkaha loogu caddeeyo

sidoo kale waxay ka dhigtaa ilko cad oo nadiif ah waxaad soo qaadataa subax walba buraash ama cadey markaas ayaad in yar kusoo daaranaysaa kaddib afka ayaad ku dhaqaysaa marka aad dhamayso biyo qandac ah ayaad ku dhaqaysaa afkaaga waxaad arki doontaa ilkahaaga cad noqday inshaa allaah waa arrin sax ah oo la tijaabiyay oo adduunka laga yaqaano karbunaato.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More