Site icon Daruur درور

Sida caadada xun looga soo kabsado

Sida caadada xun looga soo kabsado

Waxaa la dhahaa arrimaha ay fiican tahay qofka inuu jirkiisa ugu dadaalo

يمكن عناية الجسم بالأمور التالية:

1- التغذية الجيدة

2- أخذ قسط من الراحة

3- الابتعاد عن الأمور التي تؤدي إلى التوتر

1- cunto fiican

2- nasasho

3- in laga fogaado waxyaalaha walwalka keena

Dhalinyarada qaar naftooda waxay ku haligaan siigada (caadada xun)  badan, waxaa la wada og yahay siigada badan inay dhib weyn u keento ninka iyo naagtaba dhibkaas oo ah mid nafsi iyo mid xubinba.

waxa ugu weyn oo ay siigada raga u dhinto waa dhibka ay jirka u geysato, ninka siigada badan wuxuu noqonayaa mid laf iyo maqaar ah, caato daran ah ayuu noqonayaa, taasna waxaa u keenaya biyaha mar kaste uu iska bixiyo iyo fikirka badan uu  ku mashquulsan yahay jirka haweenka.

Sida siigada looga soo kabsado
Sida siigada looga soo kabsado

illeen ninka siigaysanaya wuxuu adeegsanayaa maskaxda wuxuu keensanayaa naagta uu ka helo jirkeeda oo qaawan iyo naasaha iyo dabada baryaha iyo cambarka, khayaalkaas ayuu ku raaxaysanayaa, taas oo u keenaysa inuu kacsi dareemo markaas uu ku mashquulo oo uuna gaaro biyabax, raaxo ayuu ka helayaa falkaas.

dhibkaas aad buu u dhaawacayaa naftiisa oo dhan sidoo kale  jirkiisa.

qofka siigeysto kama dhammaato murug iyo walwal, markuu dadka soo dhexgalo maskaxdiisa way baxsan tahay, wuxuu ku fashilmayaa waxbarashada  illeen maskaxdiisa waxay ku  mashquulsan tahay jirka dumarka oo qaawan, sawirada qaaqaawan, qaar baa filimada sinada (galmada) gaalada oo rag iyo dumar isfuulaya ku siigaysta si ay u badsadaan raaxada iyo macaanka ay dareemayaan, wuxuu maskaxda gashanayaa asoo naagaha cadaanka la raaxaysanayo.

qofka marka uu marxaladdan gaaro waxaa ku imaanayo jirkiisa muddo kaddib tabaryari iyo dhibaato la xiriirta xagga caafimaadka.

teeda kale xubinta taranka ayaa murxayso oo waxaa ka tagaya dareenka dabiiciga ah, illeen marqaarka geedkiisa ayuu gacanta barayee, waayo naagta xubinteeda iyo gacanta farqi weyn ayaa u dhexeeya.

dhibkaas wuxuu keenayaa ninka inuu daciifo xagga kacsiga dabiiciga ah,  markuu guursado xaaskiisa inuu u qancin waayo siday rabto, illeen naagaha ma jecla reaga biyaha degdeg uga yimaadaan, dumarka waxay ka helaan raga ku daaho galmada, marka meesha waxaa ka maanayo gurigiisa inuu ka dumo oo uu awood u lahaan waayo galmada dabiiciga xaaskiisa, waxaa la sheegay  nimanka siigeysta marka ay guursadaan qaar baa musqusha galo oo soo siigeysta iyadoo naagtiisa ay guriga u joogto, illeen maskaxdiisa ayaa ku xirantay siigada waxaa la yiri qofkii wixii uu barto waa baaskiisa, sheeko iyo qiso badan ayaad ka arkaysaa oo ka hadlaya dhacdooyinkaas, sheekooyinka siigada dhibka ay dadka u geysato lama soo koobi karo buugaag ayaa laga qoray.

Sidoo kale gabdhaha siigeyta iyaguna dhibaatadaas mid la eg ayaa kasoo gaarta xagga nafta iyo xubintaba, gabdhaha aadka u siigaysta waxaa ka hallaabaya faruuraha siilka waxay noqonayaan kuwa madow taasna waxaa sabab u ah gacanta oo si xoog loogu daliigo, gabdhaha qaar ayaa sidaas ku bikra jabo oo intay farta isgaliyaan ama waxyaalo kale cambarkooda galiyaan,  sida qajaarka ama mooska ama caag ama geed ama qalin, si kaste ha ahaatee siigada waa wax aad  ugu daran xagga nafta iyo nolosha dabiiciga ah. naagaha suniga iyo naagaha fircooniga farqi uma dhexeeyo xagga siigada waayo siigada  waa fal labadaba ay ka suurowdo.

Kasoo kabsashada caadada xun

Haddaba qofka maksoo kabsan karaa siigada?  Dad badan ayaa su’aalo isweyddiiyo sideen u joojiyaa siigada? siigada dhib ma leedahay? sdeen uga soo kabsan karaa siigada? qaabka ugu fiican looga haro?

Siigada waa laga soo kabsan karaa waana la joojin karaa haddii qofka uu  sameeyo arrimaha soo socda:

1- qofka inuu siigada ka istaago

2- inuu ka fogaado fikirka galmada iyo dumarka oo uu wax kale isku mashquuliyo oo ka fog shahwada

3- inuu ku degdego guur

4- inuu cuno cuntada waxtarka u leh jirka sidoo kale inuu cuno geedka ginseng  loo yaqaano, waa geed ninka usoo celiya awoodda galmada uu lahaa markuu dhalinyarka ahaa waa geed adkeeya xubinta taranka ninka , mana habboona inuu cuno nin doob ah geedkan waayo qofka markuu cuno isla markii ayuu dareemayaa kacsi xoog badan geedkiisa wuxuu noqonayaa midaan damin.

Sida caadada xun looga soo kabsado
Sida caadada xun looga soo kabsado

marka waxaa lagaaga baahan yahay go’aan adag inaad la timaado oo aad ku joojin karto sigada wiil iyo gabarba wixii aad tahay, teeda kale baraha bulshada waxay ka mid yihiin goobaha keeni kara qofka inuu siigo ku dhaco sida facebook iyo whtasapp iyo imo oo kale, waayo gabdhaha waxay soo dhigaan sawiro xun xun oo qaaqaawan oo marka raga ay ku soo jiitaan ama dumarka video soo duubaya iyagoo niiko ku jira oo dhar xun wata, waxaas oo dhan qofka dhalinyarka ah waxay u keenayaan inuu seego ku dhaco. sidoo kale seegada waxaa keena  qofka markuu akhrinayo mar kaste sheekooyinka galmada ama jirka dumarka iyo quruxdooda ka hadlo, sheekada raaxada galmada waxay kicisaa rag iyo dumarba marka meesha ayaa waxaa kaaga imaanaya inaad ku dhacdo xumaan.

يتبع الذنب أعظم من الذنب إذا عملته، قلة حيائك ممن على اليمين وعلى الشمال – وأنت على الذنب – أعظم من الذنب،

وضحكك وأنت لا تدري ما الله صانع بك أعظم من الذنب، وفرحك بالذنب إذا ظفرت به أعظم من الذنب، وحزنك على الذنب إذا فاتك أعظم من الذنب،

وخوفك من الريح إذا حركت ستر بابك وأنت على الذنب ولا يضطرب فؤادك من نظر الله إليك أعظم من الذنب،

ويحك هل تدري ما كان ذنب أيوب فابتلاه بالبلاء في جسده وذهاب ماله؟ استغاث به مسكين على ظالم يدرؤه عنه، فلم يعنه، ولم ينه الظالم عن ظلمه، فابتلاه الله.
قال الإمام أحمد: حدثنا الوليد قال: سمعت الأوزاعي يقول: سمعت بلال بن سعد يقول: لا تنظر إلى صغر الخطيئة ولكن انظر إلى من عصيت.
وقال الفضيل بن عياض: بقدر ما يصغر الذنب عندك يعظم عند الله، وبقدر ما يعظم عندك يصغر عند الله.
وقيل: أوحى الله تعالى إلى موسى، يا موسى إن أول من مات من خلقي إبليس، وذلك أنه أول من عصاني، وإنما أعد من عصاني من الأموات

Malabka Macun waxa uu u taro raga iyo dumarka

Exit mobile version