Shukaansiga qaldan iyo kan toosan

Shukaansiga qaldan iyo midka toosan

Shukaansi waa maxay?

marka hore Shukaansi waxaa laga wadaa naag aad mustaqbal guur ka leedahay inaad la hadasho Dadka qaar qalad ayay galaan marka ay rabaan naag inay shukaansadaan Waxay sameeyaan waxyaalo diinta khilaafsan oo ay reebtay, Waxaa ka mid ah.

1- Inuu la galo khalwo oo ah meel aan qof kale joogin oo labadooda keliya joogaan.

2- Inuu jirkeeda taabto ama ka dalbado inay jirkeeda meelaha xasaasiga ay tusto sida naasaha ama meelo kale ka hooseeya.

3- Inuu la raaxaysto , naag aadan qabin kuuma banaana inaad la raaxaysato.

4- Inaad galmo kala sheekaysato ama aad jirkeeda ka waraysato siduu yahay gaar ahaan meelaha cowrada ah.

Shukaansiga saxda ah waa midka ninka naagta aan khalwo la galin si wanaagsan ugu soo bandhiga guurka isagoo runta u sheegaya jirkeedana aan taabanin ama xumaan aan kala sheekaysanin.

Shukaansiga qaldan iyo kan toosan
Shukaansiga qaldan iyo kan toosan

Ereyada raadiska:

Gabdhaha waxaa loo soo jeedinayaa nasteexo ah Inaysan u oggolaanin raga xumaanta qaabka shukaansiga, gabadhaha la shukaansado, sheekada nimanka iyo naagaha, naagta sidee loola hadlaa, hablaha maxay rabaan, waa maxay shukaansi.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More