Sawirada soo dhoweynta qoyska Ing Yariisow

photos of the family of the former mayor of Mogadishu Ing Yariisow

Sawirada soo dhoweynta qoyska Ing Yariisow

Sawirada soo dhoweynta qoyska Ing Yariisow
Sawirada soo dhoweynta qoyska Ing Yariisow

Waxaan maanta lagu soo dhoweeyay  Xarunta Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya qoyska Guddoomiyihii gobolka Benaadir Allaha u naxariistee Abdirahman Omar Osman – Eng. Yarisow oo Wasaaraddan laba jeer Wasiir ka noqday, waxa ay booqdeen xafiisyadii iyo goobihii uu ku shaqeyn jiray ku dhowaad mudo Toban Sano ah oo Wasaaraddan uu xubin ka ahaa.

Waxaa warbixin laga siiyay Waxqabadkiisii Wasaaraddan iyo waxyaabihii uu kusoo kordhiyey.

waxaa la tusiyay  raadkiisa shaqada iyo adeeggii shacabka Soomaaliyeed uu u qabatay, waxay fahmeen sababta uu uga maqnaa iyo Wixii uu u qabtay dalkiisa iyo dadkiisa.

waa qoys qiimo badan leh Oo aqoon iyo dadnimo ka muuqato.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More