Sawirada ciidanka kumaandooska Soomaali

Photos of the Somali Special Forces

Sawirada ciidanka kumaandooska Soomaali

Waa sawiro muujinaya ciidanka kumaandooska soomaali oo Turkey tabbabar kasoo qaatay.

Sawirada ciidanka Soomaali iyo Turkey
Sawirada ciidanka Soomaali iyo Turkey

ciidanka oo la sheegay inay soo dhammeysteen koorsooyinka loogu talaggalay.

Dowladda Turkey oo ah dowladda garabtaagan soomaali lagasoo bilaabo 2011-kiil ilaa maanta, waxyaalo badan ayay ku caawisay dalka Soomaaliya. sawirada waxaa lasoo qaaday marka ay soo dhammeysteen tababbarka militari ee ay kusoo qaateen dalka Turkey. ciidaanka oo ku biiri doono howlaha ka socda soomaali.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More