Riyada indhaha furmi waaya

Su’aasha:

Asc marar badan bishi laba Mar ama Sadax Mar ayaay igu dhahcda riyo ah inaan indhaha Kala furi waayo waliba daqiiqada ugu dambeyso ee hurdada riyadas ayada dhan daqiiqad madana waana markaan toosayo markaan indhaha iifurmaan horaan kaso toosa anoo neef tuurayo maxay noqon kartaa Asc.

Riyada indhaha furmi waaya
Riyada indhaha furmi waaya

Jawaabta:

Taas waxay tilmaamaysaa inay ku haysato dhibaato nafsi ah sidoo kale inaad ku qaldan tahay go’aannada aad qaadanayso, iyo inaadan ku qanacsanayn nolosha aad ku jirto, riyadan waxay tilmaamaysaa inaad u baahan tahay isbadal dhab ah oo aad mustaqbalkaaga ku saxayso, waxaan kula talinayaa inaad marka hore Alle ka baqdo oo aad iska ilaaliso wixii xun iyo wixii waqtiga kaa dhuminaya iyo saxiibadada xunxun, riyada waxay tilmaamaysaa noloshaada inay jahwareer ku jirto waxaadna kaga bixi kartaa inaad diinta ku dhaqanto oo aad salaadda ku dadaasho oo aad quraanka mar walba akhriso.

Balbalka indhaha maxaa keeno maxaana daawo u ah

 

This indicates that you are suffering from psychological problems and that you are making mistakes in the decisions you are making, and that you are not satisfied with the life you are living. This dream indicates that you need to make real changes to improve your future.

I advise you to first fear Allah and avoid bad things, things that waste your time, and bad friends.

The dream indicates that your life is in turmoil, and you can get out of it by practicing your religion, praying diligently, and reading the Quran regularly.

Halkan ka daawo riyada ilinta indhaha

Leave a Reply