Riyada xiiridda shuunka maxay noqon

Riyada xiiridda shuunka maxay noqon

Su’aasha:

qofka marka uu riyo ku arko asoo timaha shuunka iska xiirayo oo sidaas ku raaxaysanayo sidaas ayaa biyaha shahwada uga imaanayaan ason wax ku samaynin xubinta taran markaas wuxu so kacaya asoo caadi ah oon wax biyo ah ka soo bixin riyada nocas maxaa la dhihi karaa.

Riyada xiiridda shuunka maxay noqon
Riyada xiiridda shuunka maxay noqon

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu ka bixi doono wixii murugo iyo dhibaato haysatay, sidoo kale inuu gaari doono dantiisa aduunka iyo sidoo kale inuu noqon doono qof dhowrasan oo diin leh, waayo timaha hoose bisqinta ah in layska xiiro waa fidro sida diinta kusoo aroortay, marka riyada guud ahaan waa wax fiican.

 

Timaha dabada in la xiiro waajib miyaa

The dream indicates that the person will get rid of all the sorrows and problems he had, and that he will achieve his interests in the world and also that he will be a pious and religious person. It’s generally good.

 

Halkan ka daawo riyada xiiritaanka timaha

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More