Xaaskeyga ayaan ku riyooday iyadoo nin la raaxaysanayso
Riyada:
waxan mar ku riyooday anoo xaaskayga nin u tagaya oo biyaha aan u jeedo iyadoo istaagan ninkaasna wuxuu ahaa nin aan garanaayo riyadaas maxaa lagu fasiraa

Fasirka:
Riyada sida aad u malaynayso ma aha haka shakinin xaaskaaga waxaa laga yaabaa ninkaas in wax laga heli doono ama inuu wax qaban doono, galmada waxaa lagu fasiraa qof wax kuu taraya, dadka qaarkii markay arkaan nin xaaskooda u galmoonaya cabsi ayaa soo gasho tolow xaaskaaga nin kale miyay la raaxaysanaysaa shaki ayaa ku abuurmaya laakin riyada noocan ah ma aha galmo dhab ah.
Riyada naag iyo nin qolka iskula jiro
The dream is not what you think, don’t doubt your wife, maybe that man will get something from her or do something, sex is interpreted as someone who will benefit you, some people when they see a man having sex with their wife, fear enters, wondering if your wife is enjoying herself with another man, suspicion arises, but this kind of dream is not real sex.
