Riyada walalkay oo meydkiisa naloo keenay

Su’aasha:

Asc maxay tahay Riyada meydka walalkay oo lanoo keenay iyadoo la leeyahay Tacsi ayaa idin taalo. Riyada waxaa ku riyootay gabar la qabo

fG horey ayaan Riyadan usoo qoray walina la iima jawaabin

Riyada walalkay oo meydkiisa naloo keenay
Riyada walalkay oo meydkiisa naloo keenay

Jawaabin:

Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil iyo qalqal kula soo gudboonaan doono iyo cabsi iyo dood iyo dagaal, waliba waxay la xiriiraan qoyska aad ka mid tahay, Ilaahay sharta ha idninka ilaaliyo.

Fiiro gaar: dad badan ayaa su’aalaha ay soo weydiiyeen waaya oo mar kale kusoo celiya, haddii su’aashaada ay soo gaartay waa laga jawaabay iska hubi intaadan soo qorin su’aal  weebka ka baar.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More