Riyada nin cunugiisa ka tagay oo markuu weynaaday usoo laabtay

Riyada nin cunugiisa ka tagay oo markuu weynaaday usoo laabtay

Riyada:

wll waxaa jiro nin habaryartayda qabijiray wiil ayee udhashay way umulraacday markay dhalaysay ninkeda ayaa lajogay dagaal ayaana kadhaxeyay intay uurka laheed inay iska furto aye rabtay lkn ayeeyo ayaa udiiday dadka dhan waxay dhahaan ninkan ayaa sawab uahaa dhimashadeda maxaa yelay asiga ayaa lajogay marka ayeeyo ayaa wiilka sookorisay aabihiina wuuba iska baxay cunuga xitaa masoo fiiriyo intoo wax siyo iskadaaye rafad badan ayee kasoomartay waayo jiroolow ayuu ahaa cuguga hada maasha allah wuu koray riyada waxay tahay ninkaas oo imaaday waliba cidna lama hadlin guriga soogalay musqusha ayuu galay wuuna qawestay dharkiisa guriga ayee yaalan wali lama qaadin marka dharkii ayuu soobaxshay ayee dhahday asigoo dhahaayo macawiista maxaa waaye wasaq ayaa kuhaleesan

Riyada nin cunugiisa ka tagay oo markuu weynaaday usoo laabtay
Riyada nin cunugiisa ka tagay oo markuu weynaaday usoo laabtay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inuu idin soo noqon doono asoo damac ka leh wiilkiisa oo u koray oo qof weyn noqday, wuxuu rabaa inuu noqdo qof kasoo laabtay xumaantii uu sameeyay,  laakin kama heli doono wiilkiisa waxa uu kasoo doonay waayo wiilka wuxuu dareensan tahay aabbahiisa inuusan waxba u qabanin.

 

Riyada nin ganacsi raadinayo

 

The dream indicates that the man will return to you with a desire for his son who has grown up and become an adult, he wants to be a person who has returned from the evil he did, but he will not get what he wants from his son because the boy feels that his father is nothing. don’t do it.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More