Riyada haweeney dhashay cunug ilko leh

Riyada haweeney dhashay cunug ilko leh

Riyada:

Walaal xalay waxaan ku riyooday anigoo jooga meel ay gabadhi ku foolanaysay gabdhabaa markii laga dhalinayay goob joog ayaan u ahaa kadib waxay dhashay wiil yar oo qurux badan lkn ilko ku dhashay ilkihiisuna dhamaystiranyihiin oo ay simanyihiin dadkii oo dhan ayaan wada yaabannaa oo aan aniguna ku jiro.

Riyada haweeney dhashay cunug ilko leh
Riyada haweeney dhashay cunug ilko leh

Fasirka:

Riyadan waxay tilmaamaysaa mustaqbal farxad leh maxaayeelay dhalashada caruurta waa bishaaro rafaad kadib, ilkaha uu ku dhashay cunuga waxaa laga fahmayaa farxad dhammaystiran, gabadha dhalaysana waa adduunyada, riyada adiga ayay ku khuseysaa waxay tilmaamaysaa mustaqbal fiican inuu kuusoo dhow yahay mustaqbalkaas wuxuu noqonayaa mid aad ku farxi doonto Ilaahay khayr ha kaaga dhigo.

Riyada gaariga duulaya iyo kabta iga dhacayso

This dream indicates a happy future, why the birth of children is good news after suffering, the teeth of a child is understood as complete happiness, and the birth of a girl is the world, the dream applies to you, it indicates a good future is close to you and the future will be very happy. May God bless you.

You might also like
1 Comment
  1. Riyada fiirfiirinta subaxdii saacado kala kuwan
    Armaan says

    Aaaamiiin wll insha allah
    Shukran

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More