Riyada dambaska iyo kabaha quruxda badan

Su’aasha:

Asc wllo wad mahadsantihn bahdina durur media Riyadan waxa iga codsatey inan inad idinso gadhsiyo si ad ugu fasirtan
Waxn ku riyodey ano wado marayo waxn so gadhey meel uu yaaalo danbas iyo dab isku jira danbaska waxan ka WADA marku dabku dhamado wuu basa ,kadib dadku wey marayen mesha lkin anu bila kabo ayan aha kadib dabki iyo danbaski isku jirey wan ka talabsadey waxba inu yelin kadib nin ba igu idhi maku dhiba kabaheyga mya iskada ban ku idhi meshi ban iskaga beydhey waxn marey dhul dadleyhin oo bero ama xero la ootaya tiban si dhex marey wan cararey waxn ka baqayey in kureyda berta leh iso ceyrsadan si an xad laheyn ayan u cararey xata dhirta yaryar wan ka dul bodayey Markn xeradi kaso dhamadey ayan Arkey ano kabo xidhan wiil tiktok isticmla cana bu ah kadib wuxu igu idhi ana ku dhibey wan isaso racney cabar so socney ayu kabo xunxun melaha ka xidhay bu iga hadhey waxn si marey moofada rodhida lagu sameyo wan dhex galay waxn arkay rodhi ad uqurux badan oo sonkor lagu sameyey ka idinso is idhi lakin lacag maheysan kadib waxa xidhmatey waxan xanbarsana cunug kadib wan iska tagy waxn arkey gabadh xidhan taraxada ama sheelada dumarku timaha ku qatan gabadh ku labisan madaxeduna aaad uweyna Laguna dhisay taraxada
Mahadsanidin

Riyada dambaska iyo kabaha quruxda badan
Riyada dambaska iyo kabaha quruxda badan

Jawaabta:

Riyada waxay wadataa astaamo badan waxaa ugu muhimsan dambaska waxaana lagu fasiraa hanti aan joogto ahayn ama lacag sadaqo ah laakin kabaha quruxda badan waa nin qurux badan aad guursan doonto beeraha aad dhex marayso waa barwaaqo..

Riyada waxay tilmaamaysaa inay arrimo badan noloshaada soo mari doonaan oo kala duwan sidoo kale inaad ka gudbi doonto dhibaatooyinka kula soo gudboonaada, marka ugu dambeyso noloshaada way hagaagi doontaa waxaa laga yaabaa inaad guursato nin qurux badan oo aad ka heli doonto, laakin waxaa ka horreeysa nolol imtaxaan ah oo adag.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More