Riyada caanaha maxaa lagu fasiraa

Riyada caanaha maxaa lagu fasiraa

Su’aasha

Walaalayaal qofka caano ku riyoodo isagoo cabbayo maxaa lagu fasiraa

Riyada caanaha maxaa lagu fasiraa
Riyada caanaha maxaa lagu fasiraa

Jawaabta

Riyada caanaha guud ahaan waa khayr iyo bishaaro.

qofkii ku riyoodo isagoo caano cabbaya, hadduu yahay qof safar u socdo guul ayuu kala kulmaa, hadduu yahay qof arday hormar ayuu gaaraa, haddii ay tahay naag uur leh wanaag ayay kala kulmaysaa uurka,
qofkii arko isagoo cabbaya caano aad u badan, wuxuu noqonayaa madax, qofkii arko isagoo caano iibinaya wuxuu helayaa hanti badan. sidoo kale caanaha waxaa lagu fasiraa diin, qofk markuu ku riyoo do caano diintiisa ayaa noqonaysaa mid uu ku dhegayo, riyada canaha aad ayay u fiican tahay.

حلم الحليب هو عموما أخبار جيدة وجيدة.

من يحلم بشرب الحليب ، إذا كان في رحلة ، فسوف يحقق النجاح. إذا كان طالبا ، فسوف يحرز تقدما.
الشخص الذي يراه يشرب الكثير من الحليب ، يصبح مديرا ، ومن يراه يبيع الحليب يحصل على الكثير من الثروة. يتم تفسير الحليب أيضا على أنه دين ، عندما يحلم الشخص بالحليب ، يصبح دينه دينا يتمسك به ، وحلم الحليب جيد جدا.

Waxaan ku riyooday aniga oo caano iyo cunto kala Soo baxaya sariir hoosteed

 

Halkan ka daawo qofkii ku riyoodo asoo caano cabayo

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More