Waxaan ku riyooday aniga oo caano iyo cunto kala Soo baxaya sariir hoosteed

Su’aasha:

Asc wll waxaan ku riyooday aniga oo caano iyo cunto kala Soo baxaya sariir hoosteed kadibna waxaan cabayaa caanihii hadana waxaan niyada iska leeyahay caanahan qof amuu dhigtay aad cabtay Half ayaan Soo reebay waan dhigay
Caanahana waxay ahaayeen caana Xoolaad.

Waxaan ku riyooday aniga oo caano iyo cunto kala Soo baxaya sariir hoosteed
Waxaan ku riyooday aniga oo caano iyo cunto kala Soo baxaya sariir hoosteed

Jawaabta:

Riyada wax weyn ayay tilmaamaysaa oo ku saabsan noloshaada, caanaha waa khayr iyo barwaaqo badan Ilaahay ku siin doono.
Marka aad sariirta hoosteeda kala soo baxayso waa wax qof kuu dhow aad ka heli doonto ama waa dhaxal aad si fudud ku heli doonto guud ahaan riyada waa riyo aad u fiican.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More