Riyada anoo la ileeyahay waxbaa dishay

Su’aasha:

Asc sxb waaanku salaamayaa salaan bacdigeed mar dhexdaas oo bil ka soo wareegatay ayaan habeen ku riyooday anoo gaari saaran hadana gaarigii i dhaafiyey meeshii aan rabay maahe meel kale ka dibna intaan gaarigii ka degtay aan dhex galay xaafad aan aqoon markaasa waxaan isku dayey inaan weydiiyo dad culimo u ekaa oo meesha inay ii tilmaamaan meesha saxda ee gaariga ka raaci lahaa markaasa nin weyn oo wadaad u eg wuxuu ileeyahay ninka imaamka ninka dilay waa ninkan saan yaabay isla riyadii dhexdeeda anigana markaaa qof lunsan ayaan ahaa hadaanba soo kacay wuxu waaba riyo maxaa lagu fasiri karaa sxb qaaliya.

https://daruur.com//wp-content/uploads/Riyada-anoo-la-ileeyahay-waxbaa-dishay.jpg
Riyada anoo la ileeyahay waxbaa dishay

Jawaabta:

WS saaxib waan kaa qaaday, riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku kici doonto fal qaldan oo ku jahwareerinaya oo dadka ay kugu qabsan doonaan, marka iska ilaali inaad gasho qalad ama hadal qaldan in lagaa qaado oo dad aad isku fiican tihiin lagugu diro, riyada waa riyo digniin ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More