Skip to contentSu’aasha:
waa idin salamay sxbyaal. waxaan kuriyooday aabaheega oo xabad lagu dilaya waxaana dilaya nin uu ushaqeenayay aabaheega waa muqalas dadka visaha io waxyabahas fududeeya qofka dilayana waa shaqsi caadi oo markaas howl uu uwaday dilaya kadibna qofkaas wuxuu ucararaya wadan aan iloobay magacisa lkn wadan kale ayuu aaday ladhaha aabe oo la oonayay dhimashadiisa hadana waxaan arkay asigoo socda oo caadi ah ooba nool daqiiqado kahorna waa ladilay oo xabadaa lagu dhuftay riyadaas maxee noqon kartaa allaha idin sharfo
Riyada aabe oo la dilay soona noolaadayJawaata:
Riyada waxay tilmaamaysaa in dhibaato ay kusoo wajihi doonto oo aad ka badbaadi doonto, dhibaatadaas waxay xambaarsan tahay murug iyo walwal daran, Ilaahay khayr haka dhigo.
Sxb taranka ninka marka oo dansan yahay miyuu dhinac u dhacaa marka oo ninka sariirta jiifa oo kle mida kle maxuu jileec u noqdaa waqtiga oo dansan yahay su asha kle taranka ninka marka oo kacsan yahay xidhidka korsaaran ma inuu muuqdaa oo adeeg noqdaa mise inuu muuqdo oo markaa taabatan oo jileec yahay ama oo hoos u riixmo waayi