Qofkii sexy daawado ee ku siigeysta ma zinada ayay la mid tahay

Su’aasha:

Sxb su aal baan ku weydinaya qofkii daawada muuqaalo qaawan hadana ku siigesta zinada miyay ula mid tahay mahadsanid

Qofkii sexy daawado ee ku siigeysta ma zinada ayay la mid tahay
Qofkii sexy daawado ee ku siigeysta ma zinada ayay la mid tahay

Jawaabta:

Daawashada muuqalada qaawan waa dambi foolxun sidoo kale qofka inuu muuqaladaas ku siigaysto waa kasii xun tahay, laakin zinada qofka toos u sameynayo la mid ma aha xagga xukunka, sinada waa qofka inuu naag aan xalaal u ahayn xubintiisa farjiga ka galiyo, qeexitaanka sinada waa saas, xukunkeedana waa dambi aad u weyn oo qofka ku mutaysanayo xad hadduusan waligii guursanin 100 karbaash baa lagu ciqaabaa hadduu horay guur usoo marayna dhagax baa lagu dilaa, xukunkaas waa xukunka sinada.

Laakin daawashada sawirada qaaqaawan waa faaxisho iyo dambi foolxun qofka waxaa waajib ku ah inuu ka fogaado hadduu ku dhacayo inuu ka towbad keeno.

 

Daawashada filimada gaalada dambi miyaa

Ninkayga ayaan furiin ka dalbaday naar miyaan ku galaa

 

الاحتراز من الذنوب
412- رأيت كل من يعثر بشيء، أو يزلق في مطر، يلتفت إلى ما عثر به، فينظر إليه، طبعا موضوعا في الخلق: إما ليحذر منه إن جاز عليه مرة أخرى [و] من مثله، أو لينظر -مع احترازه وفهمه- كيف فاته التحرز من مثل هذا؟! فأخذت من ذلك إشارة، وقلت:
يا من عثر مرارا! هلا أبصرت ما الذي عثرك، فاحترزت من مثله، أو قبحت لنفسك -مع حزمها- تلك الواقعة؟! فإن الغالب ممن يلتفت أن معنى التفاته: كيف عثر مثلي -مع احترازه- بمثل ما أرى؟!
فالعجب لك! عثرت بمثل الذنب الفلاني والذنب الفلاني! كيف غرك زخرف تعلم بعقلك باطنه، وترى بعين فكرك ماله؟! كيف آثرت فانيا على باق؟! كيف بعت بوكس1؟ كيف اخترت لذة رقدة على انتباه معاملة؟!
آه لك! لقد اشتريت بما بعت أحمال ندم، لا يقلها2 ظهر، وتنكيس رأس أمسى بعيد الرفع، ودموع حزن على قبح فعل ما لمددها انقطاع، وأقبح الكل أن يقال لك: بماذا؟! ومن أجل ماذا؟! وهذا على ماذا؟!.
يا من قلب الغرور عليه الصنجة3، ووزن له، والميزان راكب4!

You might also like
1 Comment
  1. Riyada anigoo wajigaygu iftiimayo nuur iga baxayo
    Anas says

    Mahad

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More