Qofka Shahwadiisii Kaga Qasaartay Intuu Siigada Waday Goorma Ayay Usoo laaban Kartaa

Su’aasha:

Qofka Shahwadiisii Kaga Qasaartay Intuu Siigada Waday Goorma Ayay Usoo laaban Kartaa Mise Uma Soo Laabanayso Ee Sidaa Ayay Isku Daayeen.

Qofka Shahwadiisii Kaga Qasaartay Intuu Siigada Waday Goorma Ayay Usoo laaban Kartaa
Qofka Shahwadiisii Kaga Qasaartay Intuu Siigada Waday Goorma Ayay Usoo laaban Kartaa

Jawaabta:

Markuu si toos u joojiyo siigada way u soo laabanaysaa awooddiisa inkastoo dadka ay ku kala duwan yihiin taas, su’aashan in badan ayaan ka jawaabnay ka dhex raadi webka, su’aal horay looga jawaabay haku soo celinin mar kale, waxaa ka mid ah su’aalahan:

  1. Siigada Meqa Maalin Kadib Ayan Isbadal Daremaya
  2. Sida Siigada Looga Soo Kabsado
  3. Nafaqada Lagu Daaweeyo Qofka Ay Siigada Dishay
  4. Goormaa La Odhan Karaa Qofku Siigada Wuu Kasoo Fiicnaan Karaa
  5. Qoraallo Badan Ka Hadla Sida Siigada Looga Soo Kabsado

Waxa ugu fiican oo nafaqo uu ka helayo qofka daciifka ah waa:
Inuu cuno cunto nafaqo leh sida hilibka qudaarta basbaaska
Kaluunka waa cunto aad u fiican
Qudaarta aad bay u fiican tahay
caanaha waa cunto vitamin leh

 

أفضل الفوائد الغذائية للرجال الضعفاء هي:
تناول الأطعمة المغذية مثل اللحم  والخضروات
السمك هو طعام رائع
الخضروات جيدة جدا
الحليب هو غذاء يحتوي على فيتامين

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More