Qoraallo badan ka hadla sida siigada looga soo kabsado
Su’aasha:
Aafadu Walwal Ayay Igu dishay Waxaanan Kudhex Jiray Mudo Badan Hada Waan Joojay Mudo 2 Sano Ah Laakiin Wali Ma Hayo Wax Is Badal Ah Sidoo Kale Hada Ayuun Bay Dhibaatooyinkeedii Igu Soo Baxayaan Wax Nafaqo Ah Ma Heli Karo Haba Yaraatee Darenkaygiii Kacsi Wuu Tagay Gabi Ahaanba Jidhkaygii Wuu Baabay Yacnii Caato Saaid Ah Ayuu Noqday Gabi Ahaanba Nolosha Waan Kaquustay Talo Isii Dr.

Jawaabta:
Walaal tobanaan talo ayaan ka bixiyay su’aashan webka ayay ka buuxaan waxaad ka akhrisan kartaa linkiyada soo socda:
- Siigada Daawadeen U Cunaa Saan Uga Soo Kabsado
- Sida Siigada Looga Soo Kabsado
- Waxaan Ahay Nin 21 Jira 14 Jirkaygi Baan Siigada Bilaabay Sideen Uga Soo Kabsadaa
- Ku Dhawaad Waxaan Isticmaalaayay Caadada Siigada Muddo Dhan 10 Sano
- Qof Muddo Dheer Siigeysanayay Siduu Kusoo Fiicnaan Karaa
- Ma Jirtaa Daawo Awooda Uso Celineysa Raga Guursan Raba
- Nafaqada Lagu Daaweeyo Qofka Ay Siigada Dishay
- Arday Ayaan Ahay Siigaa I Dishay Ila Taliya
- Daal Iyo Caajis Ayaa Igu Dhacay Markaan Joojiyay Siigada
Brother, I have given dozens of advice on this question, the web is full of it, you can read it in the following links:
What to eat after watching smoking to recover
How to recover from smoking
I am a 21 year old man who started smoking when I was 14 years old, how do I recover from it
I have been using the habit of smoking for almost 10 years
How can someone who has been smoking for a long time improve
Is there a medicine that can restore potency in married men
Nutrition to treat someone who has been killed by smoking
I am a student, smoking killed me, please advise me
I became tired and lethargic when I stopped smoking
