Goormaa La Odhan Karaa Qofku Siigada Wuu Kasoo Fiicnaan Karaa
Su’aasha:
Goorma Ayaa La Odhan Karaa Qofku Siigada Wuu Kasoo Fiicnaan Karaa.

Jawaabta:
Marka uu si toos uga haro falka siigada, maxaayeelay siigadu saan in badan soo sheegnay waxay qofka u keentaa niyadjab iyo cudur nafsi ah, waxaa usii dheer nafaqada jirkiisa uu bilaash ku burburinayo, hadduu ka joogsado falkaas rajo weyn ayuu leeyahay inuu kasoo kabsado, taasna waxay u noqonaysaa muddada uu soo waday iyo cuntada uu qaadanayo, waxaa aad u muhiimsan inuu faraha kala baxo siigada gabi ahaanba.
Siigada mental illness and brain miyay keentaa
Siigada qofka dhererkiisa ma gaabisaa
When he stops smoking, because smoking, as has been mentioned many times, causes depression and psychological illness in a person, in addition to destroying his body’s nutrition for free, if he stops smoking, he has a great hope of recovering, and this will depend on the length of time he has been smoking and the food he is eating. It is very important that he completely gets rid of smoking.
