Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday wiil aan habrawadag nahay oo igu leh gaadhiga xagaas ku parking garee

Waxaan ku riyooday wiil aan habrawadag nahay oo igu leh gaadhiga xagaas ku parking garee Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday wiil aan habrawadag nahay oo igu leh gaadhiga xagaas ku parking garee ma garanayo anuu ee kalay nimco aduu gee waxaan ka sheekayana ala bishan 3 qof ayaa guursaday waaba bishii aynu ugu fiicnayne […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada safarka aan aadnay aniga iyo walaalkayga iyo wiil kale

Riyada safarka aan aadnay aniga iyo walaalkayga iyo wiil kale Riyada: Waxa kuriyode ani walalke iyo will saxibo yihin safar adne oo talxis oo kakuma anoko safarka. Iska bashaleno walashisa oo mesha jogdo oo iskul kabarato aya dimaneso. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal xagga noloshaada iyo dhaqankaaga. Waxaa laga yaabaa inaad xiriir la samayso qof […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka saxarada kala duwan wiil yar oo aan dhalay

Fasirka saxarada kala duwan wiil yar oo aan dhalay Riyada: waxan ku riyooday Wiil yar oon dhalay oo saxaroonayaa waliba mid kala duwan mar casaan mar cadan madow yacni kalaro kala duwan bay aheed dadkii ban uyeedhayey waxay wuxu wiilkayku dhigay way iska kay dhaafayeen maxay noqon kartaa ustaad shiikh Alle haku barakeeyo Fasirka: Riyadan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar ku riyootay dad gaalo ah iyadoo soo islaaminayso

Gabar ku riyootay dad gaalo ah iyadoo soo islaaminayso Riyada: Waxaan ku riyooday aniga oo dad gaagaaban oo madmadow ashahaadada uqabanaya oo ay iga daba akhrinayaan ay igu wareegsan yihiin Ana aan ku dhex jiro waana dad fara badan   Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof wanaagsan oo diinta ku dhaqamayso. Waa bishaaro […]

Categories
Caafimaadka Health

Daawada ugu fiican oo kordhisa xifdiska maskaxda

Daawada ugu fiican oo kordhisa xifdiska maskaxda Su’aasha: waxahan ahay gabar arday ah waxan u baahanahay daawo ii kordhinayso wax qabashada ama xifdiska da’daydana waa 17 jir Jawaabta: Guud ahaan qofka u baahan inuu wax xifdiyo waxaa laga raabaa inuu ka fogaado waxyaalaha dadka mashquuliya iyo buuqa iyo fikirka. sidoo kale waxaa laga rabaa inuu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada niman gabar kufsan rabaan oo saaxiibteeda shirqool ku samaysay

Riyada niman gabar kufsan rabaan oo saaxiibteeda shirqool ku samaysay Riyada: Asc sheekh Waxaan ku riyooday aniga oo dhiganaya machad shareecadaa oo aan dhigan jiray hadda kohor markaan ka soo baxnay aniga iyo saaxiibtay ayay igu tiri ii raac kurigayaga markaaz ayaan raacay waxaan tagnay guri ka go an magaalada oo hal qol ah waxayna […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada cabitaanka iyo keega iyo biyaha roobka la dhex taagan yahay

Riyada cabitaanka iyo keega iyo biyaha roobka la dhex taagan yahay Riyada: Asma Mohamed: 0Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga goob aan ka shaqeeyo inanba noo timi xaga sare ka soo qaata sharaab ba yaale waan tagay waxaan soo qaatay 2 sharaab ah iyo cake bac ku xidhan waxooga ah ma sii badna cake […]