Waxaan ku riyooday anigoo sii galaya school primary aan dhigan jiray Riyada: Asc sheekh waxaan ku riyooday anigoo sii galayq school primary aan dhigan jiray Inan albaaka taagan igu leh habsan ayaad tahay ana aan leeyahay waqtigii maa la bedalay Haa waxaan galay class kii aan ku dhigan jiray bari hore waxa lagu qurxiyay class […]
