Riyada faaska aan gabar kasoo qaadanayo

Riyada faaska aan gabar kasoo qaadanayo Riyada: Waxaan ku riyooday aniga oo baaraya faas aan ku oodo ari oon ku soo jaro oodo Marka waxaan u tagay gabadh aan darisnahay waxaan ku iri faas isii agteedana waxaa yaalay faasas badan oo bilaa afa markaas,ayay igu tiri mid ka qaado Ana waxaan iri kuwani wax iima […]
Waxaan ku riyooday anoo seef gacanta midig ku haysta ayaan ku so baxay haween

Waxaan ku riyooday anoo seef gacanta midig ku haysta ayaan ku so baxay haween Riyada: Asc Waxaan ku riyooday anoo seef gacanta midig ku haysta ayaan ku so baxay haween dhar dhaqanaya mid kamida haweenki ayay carartay waxan ku idhi seeftan anigu cidna kuma dhufanye qofta so qabta cidna ma dilaye Seeftuna aad ayay udhalaalaysay […]
Waxaan arkay qof hub wato

Su’aasha: Waxaan arkay qof hub wato oo aan is dhahaayo raqamkiisa ee telefoonka waad xirtay , waana aqaanaa qofka , maxay noqoney? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in arrimo aad ka cabsato aad la kulmayso oo kuu keenaya walwal iyo fikir, hubka guud ahaan waa cabsi iyo walwal
Riyada aabaha askari noqday oo qori haysta

Su’aasha: waxaan ku riyoodey xaley aabaheey oo askari noqdey Qorina jilbaha u saaran yahay kabahana xeranayo inuu baxo doonayo. Jawaabta: Riyada waa riyo fiican aabbahaaga wuxuu heli doonaa farxad weyn sidoo kale awood iyo jaqo, waxaa kaloo riyada ay tusinaysaa caafimaadkiisa inuu aad u fiicnaan doono oo uu noqon doono qof awood iyo karti leh, […]
